Ninkii caashaq wado.

Gabaygii: Ninkii caashaq wado Cali dhuux Aadan ayaa wiil uu adeer u ahaa gabadh jeclaaday Calina kuma raacsanayn go’aankiisa wuxuuna u tiriyey gabaygan si uu uga fiirsado do arrintaas wuxuuna…

Soofoow.

Soofoow Gabaygan intan baan ka heynaa ee soo dira Soofoow sa’dii gabay beryahan waan ka saahidayeAdiga uun baan sidaad tahay arkaye suubbi ma lahayn ehSannadka aad Ogaadeen tagtaba waad silloontahay…

Shiiqso garowgaaga.

Shiiqso garowgaaga Gabaygan intan baan ka heynaa ee soo dira Shallaadka iyo Qur’aanka aad akhriyi shicirka eedaankaWaxba hays shirrabin waan arkaa shiikh in aad tahay eh Shardi bay dhigteen awgayoow…

Ima Khawaysiin.

Ima Khawaysiin Gabaygan oo ay intan oo keliyi iga soo gaadhey waxaa tiriyeyCali Dhuux.Sida ka muuqatana wuxuu ka mid yahay gabayadii badnaa ee uu Sayid maxamed Cabdulle Xasan u tiriyey.…

Wax i cawriyey.

Gabaygan intan bana ka heynaa ee soo dira Cad-cadka iyo cambaaraha igu dhigay calowga guudkaygaWax i cawryey waa culimadii aan cawl ka saanyaday eh. Fadlan hadaad hayso Gabaygan inta dhiman…

Warsamoow.

Guudka Kuu Marin Xinaha Gabaygan Cali Dhuux Waxuu marshay isagoo jooga Magaalada Burco oo wada Jooga warsame Aw Adan oo Ahaa Reer Caligeri Ayaa iyagoo hadh qoodaalka guriga fadhiya oo…

Gobile.

Gabayga: Gobile Dusha gobabley dooxadii Cawoley wixii ka duulaayeyNin aan daafin sow kii ilmada duugi jirey ma’ahaDiihaal ALLAA baday ninkay dixo u muuqdaane Dalka ay nimanku caabbiyahayaan yaydinaan degin ehDugsiga…

Geela noo celiya.

Gabayga: Geela noo celiya Gabaygan oo runtii ku habboonaa in aynu gelinno qaybta hanjabaada iyo wax istuska, haddana innaga oo ujeeddada gabayga tixgelinayna waxaynu raacinaynaa maansooyinka geela. Taas oo ah…

Ragii.

Gabay: Waa Ragii Ingiriiska iyo Miirada la socotey baa Col weyn ku kicisay Caligeri. Geel badan laga qaaday markaas baa Nin reer hagar ah oo La odhan jirey Gaani Cali…

Waano.

Gabayga: Waano Gabaygan Waano waa gabay uu Cali-Dhuux ku waaninayo afadiisii oo uu sheegayey in masiibada ku habsatay beeshii Cali-Dhuux ka dhashay ay tahay uun mid xaga Eebe ka timid.…

error: Halkan kaga boggo