Girligaanka iyo Rayfal.
Gabay: Girligaanka iyo Rayfal Gabayga Dhuldheer ee meeshan ku jira markuu Adan carab tiriyey ayaa Jaamac Dayuurad oo ahaa reer Biciidyahan ayaa gabay soo tiriyey isagoo ka hadlayaa dagaalkii Dhuldheer…
Dhuludheer.
Gabay:Dhuludheer Gabaygan waxaa tiriyey Adan yusuf Ahmed “Adan carab” geelal ay damceen in biciidyahan qaado meesha la yidhaa Dhuludheer, 1959 markay taariikhdu ahay, geelaas oo lagu dagaalamay, Abwaanku isagoo ka…
Guul & Goobjoog.
Gabay: Goobjoog Gabaygan Abwaanku waxuu tiriyey dagaalkii ka dhacay Tuulda Haye ee Habarjecladu Degto, ilaa gowlalaale ilaa balidhaye,waa dagaalkii sida maqal mareegaha loo furay reerka Birta looga aslay Adan carab…
Haye Karbaash.
Gabay:Haye Karbaash Gabaygan Waxuu Labo_Gole tiriyey markuu maqlay mashaqada ka dhacdey Tuulo ay degto Habar-jeclo oo la Yidhaa Haye, sidaad magaca gabayga ku aragtaan ayaa waxay Dileen nin la odhan…
Xarbi Sade & Xin Kablalax.
Gabaygii: Xarbi Sade &Xin Kablalax Gabaygan Abwaan maaweel waxuu ka marshay isaga oo Jooga Jubada Hoose kolkii dagaalada qabaa’ilku ka socdeen gabaygan u ku sheegayo guushii ay Mareexaan ka soo…
Dood Dhulbahante.
Gabay: Dood Dhulbahante iyo Digasho iidoor Gabaygan waxuu la socdaa Gabayadii laga tiriyey Dagaalkii HAYE Maaweel oo gabaygan ka tiriyey isagoo jooga carabta guusha laga soo hooyey digashana uga dhigaya…
Dhidibalay.
Gabaygii: Dhidibalay Gabaygan waxuu mariyey Yusuf C.Suusle markii uu geeriyooday Allaha u naxariistee Adan Yusuf Ahmed (Adan carab) ayaa qolyo Iidoor ah yidhahadeen Odayadii gabyi jirey idinka dhinte oo gabyaa…
Raq iyo Haad.
Gabaygii: Raq iyo Haad Abwaanku gabaygan uu mariyey waa sarbeeb, hadafka guudna waa la garanayaa laakiin raga Awrka lagu sheegayo ama tilmaamaha kale midna Abwaanku ma sheegin cida ayyihiin Waxuu…
Sheritoon.
Gabaygii:Sheritoon gabaygan waxuu mariyey Abwaanku xaflad la isku yimid halkaasna gabay ka tiri la yidhi, deedna gabaygan soo socda buu mariyey waxuu Yidhi:- Hadii gabay nin shaacira inuu sheego laga…
Boocame 2.
Gabaygii:Boocame2 Gabaygan waxuu u mariyey shirkii BoocameII, isagoo markaa Abwaanku jooga Shaxda markaad Akhristaan baad fahmaysan ujeedada gabayga waxuu yidhi:- Gabay waa markuu beegan yahay baahi aragtiiseAna waxaan bal dhowraba…