Murtid Weeye.
Gabaygii: Murtid weeye Lib-ku-faanka iyo ku-dhaadashada guusha maalintaas reer hagar usoo hooyatay ayuudib ugu noqonayaa isagoo tirada ay laayeen ku faraxsan aanse u qalmin ragii lagu laayey burcodhalinyarad ku guubaabinata…
Nin Waliba.
Gabaygii: Nin Waliba Gabaygan waxuu ku saabsan yahay Rag la iska dilay waxaa ka mid ahaa jaamac cali nuur oo ay wadey ahaayeen Gabyaagii weynaa Ismaaciil Mire Sida ay soomaali…
Ha-Karaamo-seegina.
Gabaygii: Ha-Karaamo-seegina Maamulkii Ingiriiska ee Gumaystaha ahaa ayaa waxuu go’aamiyey in geel laga soo dhaco “Reer Faarax Hagar” Arintaas cududa ciidanka Gumaystaha lagu meel-mariyo iyadoo loo adeegsanayo kuwii askarta u…
Faalo iyo War.
Gabaygii: Faalo iyo War Abwaanku waxuu gabaygan u marshay qolyahan Iidoor markii ay dhulka Soomaaliya ku soo hogaamiyeen Amxaarada iyagoo tusaya wadooyinka sidii ayba markii horena Gaalada Ingiriiska itusi jireen…
Mahdabta shanaad.
Gabaygii: Mahdabta shanaad Rag door ah oo gabyaa ah ayey isu gabyi jireen Aadan-Carab. Rag kale ayuu ka yaabay iyana ku biiraan oo uga hiiliyaan kuway gabayga isku maagaan Markaas…
Iska aamus.
Gabaygii: Iska aamus Soomaalideenniii hore waxaa caadooyinkoodii ka mid ahayd inay isu gabyaan Marmarka qaarkood waxaa dhici jirtey inay gabayadu colaad, dirir iyo iska-hor-imaad soo jiidaan marmarna iyagoon waxbaba keenin…
Tolka Ururiya.
Gabaygii: Tolka Ururiya. Gabaygan waxuu Abwaanku mariyey mar eedo badan reero reer Buuhoodle ah soo sheegteen,iyadoo eedahaas ay Samakaabka iyo warfaa, cigaalku yidhaahdeen tolka wax uma dhino,magaciina waxuu ku dhacay…
Digniin iyo Talo.
Gabaygii: Digniin iyo Talo Gabaygan Adan carab waxuu ka mariyey tuulada la yidhaa Dhagaxdheerdhowr iyo kontonkii iyadoo maalintaa lagu dhan yahay Dhulbahante/Habarjeclo, intii reer oodeed ahayd markaas baaqolyaha habarjeclo waxay…
Damaashaad.
Gabaygii: Damaashaad Aadan wuxuu gabaygan tiriyey markii Ciidan Dalka Soomaaliyeed ka tirsanaa taladii dalka la wareegeen Kuwaas dadku moodayey barkhad u dhalatay oo ka roonaan doona maamulkii ka horreeyey, ummaddana…
Intii muuqataan.
Gabaygii: intii muuqataan diliye Rag door ah oo gabyaa ah ayey isu gabyi jireen Aadan-Carab. Rag kale ayuu ka yaabay iyana ku biiraan oo uga hiiliyaan kuway gabayga isku maagaan.…