Akhrisku waa Aayad gaara.

Ogoow galladiyo awooduMa aha wuxuu gooyo maalku. Ogoow garashada xiskaaguMa aha wax ku gudha hungowga. Ogoow galbashada qoraalkuWa aha waxa gaba falkaaga. Ogoow wax gudboo ku dhaafayMa aha wax ku…

Nuur.

Maasadii: Nuur Nuur ii ifay baan arkaa. ! Naq soo baxayaan arkaa. Naruuro sad-laan arkaa. Nasiib billi-laan arkaa.  Bulshooy nasri soo socdiyo, Nimciyo hormar baan arkaa. Dalkoo nabadaan arkaa. Dadkoo nastay baan arkaa.  Naafiyo dirir li’i…

Keeno gabay.

Gabaygii: Keeno gabay Kaafka maanso kaydkii murtida, keenadii gabaygu.Kalaam kayga weeyoo anigu, koobay idilkiiye.Kunna ladhay ku sii daray kun kale, oon dhigeey karine.Kaftan heesa saar kaalin gala, jiifto kala sooca.Dhabar-soor…

Tacliin.

Maansada: Tacliin Aduunyadu waa tacliinTilmaan quman oon yareynWaxaa tiiriya aqoonTalooyin hal-raac ku jirroTaariikh guunoo fac-waynTaageer waligaa murtidda Ragaa tageyee hormareyTalaabada hore u dhigeyTab iyo xeel bay helleenMuraadkoodii tigtigeKamay taginee horgaleKu…

Wedkaa Galiye.

Gabay: Wedkaa Galiye Gabaygani curtay waxaana tiriyey Abwaan Muxamed Cabdulcasiis Bootaan. **Waqay iyo waqay baan yartaay, kaa war sugayaaye **Rajo wacan ayaan kaa lahaa, taniyo waagiiye **Jacaylkaan i wiiqee haddeer,…

Ishii Quruxda ka Dheregtey.

Maansadii: Barni Gugu waa Ballaadhane,Meeshu waa ballida HawdBurco meel galbeed ka ah,Bancawl geeddi iyolaba Bogox looga sii kacoBidixna loo janjeedhsado.Barni weeye gabadhunaMa badnoo da’deeduna Tobankii u buuxsamayToddobadi ku biirtiyoBilo raacay…

Eerigoo.

Gabaygii: Eerigoo Gabaygan waxuu u tirshay seediyadii oo wax ka tabanayey iyo raaskuu ka qabay Usha dheer markaan geelayaga, ugubka soocaayeyAydinkeeda qaalmaha markaan, u intihoon waayeyAloos iyo markaan miigganoo, ololasha…

Caad igama saarrnayn.

Gabaygii:Caad igama saarrnayn Caynlaydan gaaban wuxuu Aadan carab ku soo qaadanaya Arrimo dhawr ahoo ka dhacay degaankii uu ku barbaaray.Waxay ahaayeen dhacdooyin markii hore fudayd lagu galay ama dhibaatada ka…

Talo Iblleys.

Gabaygii:Talo Iblleys Axmed samatarow gabay hadii layga uur-doonoOo aanu meesha u ekeyn lagu igbaaraayoAan or iyo guul laga hadlayn waygu igadh-taageIlin baan u waayaye si kale uma ilaaweeyneWaa oohin caawana…

error: Halkan kaga boggo