Sow maaha.
Gabayga: Sow Maaha –Deelqaaf ninki ku hadlayee, dawga garan waaya–Ee diiday marankii samaa, saw dagal maaha ?–Dayn uu qoflee yahay ninkii, sii daldalanaaya–Ee hadan diiday bixintii, saw dagaal maaha ?–Daris…
Fooska Maansada.
Gabayga: Fooska Maansada Gabaygan la yiraaho Fooska Maansada oo curtay hilaadu markay ahayd 16th09-2014 ayaa waxaa tiriyey Abwaan farxaan Cumar Salwe. Arinta ka adeegtay inuu gabaygani ka yimaado rubadiyo laabta…
Yamyam Gabyaa Laqmaday.
Yamyam: Gabyaa Laqmaday! Axmed F. Cali “Idaajaa” Toddobaadkii ugu dambeeyey bishii Agoosto ee sannadkan (2005) ayaan kula kulmay Nayroobi; isaga oo markaas u ballansan inuu, saddex maalmood dabadood, u duulo…
Tubtii Qoritaanka Afka Soomaaliga Qaybtiil 3aad.
Tubtii Qoritaanka Afka Soomaaliga Qaybtii – 1969-kii-Afgambigii Ciidamada qalabka sida iyo goàankii kama dambaysta ahaa ee qoritaanka afka Soomaaliga. Dhibaatooyinkii ka dhashay dimoqoraadiyaddii laga soo min guuriyey, waddamadii hore inoo…
Qaali leedahay.
Gabaygi: Qaali Leedahay **Qaab wacan, qureeshtii hablaha qaalida haweenka**Qalanjada midaan qaayibaye, uu qalbigu raacay**Hadaan qiro amaanteeda oon, qodobo sooqaato**Qoor dheer qumaati u baxdiyo, qalanjo weeyaane**Qarqarada ma waynee yartaa, qaadir baa…
Gabayo Ay Is Dhaafsadeen Abwaan Salwe Iyo Abwaan Boobe.
Halkan Waxaan Idiin Soo Gudbinayaa Gabayo Ay Is Dhaafsadeen Abwaan Salwe Iyo Abwaan Boobe Duluciyo Ujeedkoodana Waxaad Ka Garan Doontaan Tixaha. Waxaase Aan Helin Tixday Ka Bilaabantay Oo Uu Tiriyey…
Talantaali.
Gabaygii Talantaali. ¤Ta’da maanso taabo qaadka gabay tuducyo miisaaman¤Tanbareeri uma taabto oo waan tix geliyaaye¤Toobiyaha markuu haysto baan toos umariyaaye¤Tafsiir baan ka bixiyaa halkaan toos u weeraro e¤Tabnigii ismaaciil miraan…
Maad ka hoyatid.
**Howraar ma guurta ah ayaan huuno kuu qoraye**Hadalkaygu halkuu darraanaa wuu ku hoos maraye**Waxaan idhi hidiyo dhaqanka waa lagu hagoogtaaye **Waxaan idhi habluhu yaanay iman hoolka nimanaade**Waxaan idhi hankaa diidayiyo…
Dhagahaan Furaystaa.
Gabaygii: Dhagahaan Furaystaa. **Dhaxantiyo kulaylaha jiriyo, dhidib diiraaceedka**Dhumuc wayne jiilaal haddii, laysku dherersiiyo**Oo dhaanka dalandooltamoo ay dhanqaran joogto**Oo maalku wada dhuutiyoo dhimasho uu joogo**Dhoobadiyo waxaa lagaa dhegaa dhanaqda ciideede **Dhaqankooda…
Mudan Darwiish baa leh.
Magan Eebbe laga tuugo iyo magac Illaah baa leh **Masallaha salliga loo dhigtiyo duco la maansheeyo**Maxamadoo la sheegiyo (SCW) xusbiga maalinta isniinta**Rasuulkoo madiix loo akhriyiyo maasil Nebi baa leh **Meehanowga…