Ceelgaab.
Gabayga: Ceelgaab Gabyagaa waxaa tirshay abwaanka Ween ee Cabdi maxamed aw magan Oo kumagac dheer Cabdi Galayax Waxuu Abwanku gabygaan tirshay 1957 waxuu yiri sidaan Ogaadeen hunguri baa diliyo, haabo…
Jabraa’iil.
Gabayga Jabraa’iil Gabygaan waxaa tirshay abwaanka ween ee Cabdi Maxamed Aw Magan oo kumagac dheer Cabdi Galayax abwaanku Waxuuu gabaygaan tirshay mar rag marexaan ah ee layeen ninman Majerteen ah…
Malkada C/Waaq.
Gabaygaan waax tirshay abwaanka ween ee Cabdi Maxamed aw magan.oo kug magac dheer Cabdi galyax waxuu tiriyay gabygaan abwaankuMar uu Khaliif Sh. Maxamud allah u naxristee ee uu gabay soo…
Lix iyo Toban Hal.
Gabaygii:Lix iyo Toban Hal Gabaygani waxuu tirshay Abwaanku , mar dad badan weydiiyeen waxuu gabayga iskaga daayey. markaas buu tirshay gabaygan isagoo xujo uga dhigaya weydiimihii badnaa waxuu Yidhi:- Awel…
Ammaan-geel.
Gabay:Ammaan-geel Gabaygan waxaa tiriyey cabdi galayax oo ah Abwaanada Soomalida kuwa loogu sacab tumo xaga Ammaanta geela iyo jeclaanta geela uu u qabo waxuu yidhi:- Haddaan baawar kama waayayee, bilo…
Daandaansi & Mowd.
Gabaygii:Daandaansi&Mowd Nin ,Reer Cali geri ahaa, ayaa dhoobigii geeliisa raaci jiray oo reer ahaan ka so jeeday habar-jeclo ayuu burco ugu tagay meel aan sidaa uga fogayn deedna ku yidhi…
Hawadii Shamsada Gaadhay.
Gabaygii: Hawadii Shamsada Gaadhay Gabaygan Cali dhuux waxuu marshay xilligii Ciidankii (Warmo cas) uu kolba reero ku gabo gabayn jiray waxna diyaaradii gaaladu laysay qaybna xoogagii daraawiishtu ku dhamaadeen waxuu…
Ninkii caashaq wado.
Gabaygii: Ninkii caashaq wado Cali dhuux Aadan ayaa wiil uu adeer u ahaa gabadh jeclaaday Calina kuma raacsanayn go’aankiisa wuxuuna u tiriyey gabaygan si uu uga fiirsado do arrintaas wuxuuna…
Soofoow.
Soofoow Gabaygan intan baan ka heynaa ee soo dira Soofoow sa’dii gabay beryahan waan ka saahidayeAdiga uun baan sidaad tahay arkaye suubbi ma lahayn ehSannadka aad Ogaadeen tagtaba waad silloontahay…
Shiiqso garowgaaga.
Shiiqso garowgaaga Gabaygan intan baan ka heynaa ee soo dira Shallaadka iyo Qur’aanka aad akhriyi shicirka eedaankaWaxba hays shirrabin waan arkaa shiikh in aad tahay eh Shardi bay dhigteen awgayoow…