Gabayadii Guba oo dhamaystiran.
Guba waxaa isweydaarsaday labiyo toban gabyaa,magacyadooduna -waa habka gabayadu isugu xigaane-waa sida hoos ku qoran: Waa suuraggal in gabayada Guba ee halkan ku daabacanay wax ka dhiman yihiin oo intaa…
Aqoonsi La’aanta Soomaalida.
Aqoonsi La’aanta Soomaalida maanta Aqoonsigu waa waxa lagu garto qof ama walax. Wax kasta waxa ay leeyihiin aqoonsi u gaar ah oo lagaga sooco waxyaabaha kale. Marka aan leeyahay aqoonsigayga…
Boodhari Magtiisii Ma Weydiisay Caashaqa.
Maansadii: Boodhari Magtiisii Ma Weydiisay Caashaqa Maansadu tilmaanteedMicne iyo u jeedkeedMiisaanka curinteed Meeris waliba dhuuxiiMaran iyo sarbeebtiiMaqaar saarka weedhiiMoolkiyo samayntii Maskaxduna shaqaynteedMowjado celcelinteedMaankuna u sheegiis Abwaan mari odhaahdiiAna maalay heestiiMuujiyay…
Akhrisku waa Aayad gaara.
Ogoow galladiyo awooduMa aha wuxuu gooyo maalku. Ogoow garashada xiskaaguMa aha wax ku gudha hungowga. Ogoow galbashada qoraalkuWa aha waxa gaba falkaaga. Ogoow wax gudboo ku dhaafayMa aha wax ku…
Nuur.
Maasadii: Nuur Nuur ii ifay baan arkaa. ! Naq soo baxayaan arkaa. Naruuro sad-laan arkaa. Nasiib billi-laan arkaa. Bulshooy nasri soo socdiyo, Nimciyo hormar baan arkaa. Dalkoo nabadaan arkaa. Dadkoo nastay baan arkaa. Naafiyo dirir li’i…
Keeno gabay.
Gabaygii: Keeno gabay Kaafka maanso kaydkii murtida, keenadii gabaygu.Kalaam kayga weeyoo anigu, koobay idilkiiye.Kunna ladhay ku sii daray kun kale, oon dhigeey karine.Kaftan heesa saar kaalin gala, jiifto kala sooca.Dhabar-soor…
Tubtii Qoritaanka Afka Soomaaliga (maqaal -2)
Afafka shisheeyuhu saamaynta ay ku yeesheen qoritaanka Af-Soomaaliga: Sida aan kor ku soo xusayba Af-Soomaaligu waxa uu ka soo badbaaday hirar afaf shisheeye ah oo dhinacyo badan kaga soo butaacay.…
Tacliin.
Maansada: Tacliin Aduunyadu waa tacliinTilmaan quman oon yareynWaxaa tiiriya aqoonTalooyin hal-raac ku jirroTaariikh guunoo fac-waynTaageer waligaa murtidda Ragaa tageyee hormareyTalaabada hore u dhigeyTab iyo xeel bay helleenMuraadkoodii tigtigeKamay taginee horgaleKu…
Wedkaa Galiye.
Gabay: Wedkaa Galiye Gabaygani curtay waxaana tiriyey Abwaan Muxamed Cabdulcasiis Bootaan. **Waqay iyo waqay baan yartaay, kaa war sugayaaye **Rajo wacan ayaan kaa lahaa, taniyo waagiiye **Jacaylkaan i wiiqee haddeer,…
Ishii Quruxda ka Dheregtey.
Maansadii: Barni Gugu waa Ballaadhane,Meeshu waa ballida HawdBurco meel galbeed ka ah,Bancawl geeddi iyolaba Bogox looga sii kacoBidixna loo janjeedhsado.Barni weeye gabadhunaMa badnoo da’deeduna Tobankii u buuxsamayToddobadi ku biirtiyoBilo raacay…