Aniga uun baa og.
Gabaygan waxaa tiriyey Abwaan Jaamac Cali Xirsi “Jaamac Murtisame” hilaadda miilaadigu markay ahay 15-04-2015. ❁In abeeso bahal hoose tahay, ruux ajalay baa og❁Anuu aar libaax aadun yahay, aan usta aqoonin❁Nin…
Geel jacaylka soomaalida iyo kaalinta suugaanta.
Ugu horraynta hor iyo dambysaba Koon abuuraha ayaa mahadsan naxariis iyo nabad gelyana korkiisa ha ahaato Nebigii Eebbe ee Muxammed (SCW). Suugaanta tafatiran ee Soomaaalidu waxa ay soo martay caqabado…
Saldanadihii Taariikhiga ahaa ee Soomaaliya.
Saldanadihii Taariikhiga ahaa ee Soomaaliya xiliyo kala duwan soo maamulay Soomaaliya waxay leedahay taariikh dheer oo qani ah oo ay ku xardhan yihiin boqortooyooyin iyo saldanado taariikhi ah kuwaas oo…
Riyo aan rumoobayn.
Gabayga: Riyo aan rumoobayn Riyo aan rumoobayn maxaa, rag isku howl-howlay.Rajo aan la gaadhayn maxaa, raadin lagu goobay. Runta marinadeedii maxaa, beenta laga raacay.Rayigii wanaag sida maxaa, loo rujiyay tiirka.…
Waa Maxay Dagaal.?
Dagaal waa burbur iyo halaag Sidaad la socotaan Dagaal iyo Nabadba,waxay ka midyihiin , waxyaabaha la xiriira nolosha , Adduunkan aan ku nool nahay.Waxaad aragteen, inkastoo qofku uu u jeedo,…
KALTIRSIGA SOOMAALIDA.
Soomaalidu waxay leedahay kaltiris soo jireen ah sida kaltirsiga hilaadeedeed ee sanadka Miilaadiga ama Hijriyada, Kaas oo loo yaqaanay DABSHID, NAYRUUSH ama Nayruusba.Waxa la xusi jiray sanadkiiba hal mar sida…
Hiddo Jiidashaa Lagu Dhaxlaa, Gabayga Jaallowe.
Maqaal: Hiddo Jiidashaa Lagu Dhaxlaa, Gabayga Jaallowe Asalaamu Calaykum Mahad Oo Dhan Waxaa Iska Leh Allaha Dembi Dhaafaha Naxariis Badaneha Ah, Nebigeeni Udgoonana Nabad gelyo Iyo Korkiisa Ha Ahaatee. Idimka…
Masuul.
Gabayga: Masuul Siyaasadan is maydhee u dhig, maadda iyo cayda.Ee masiirkii lagu dooriyee, galinba meel joogta.Ee cayda laga maagi jiray, loo mushahar-qaato.Ruuxii masuul noqnayaa, uu maryaha tuuro.Oon la rabinin ruux…
Mahad-naq Eebe.
Maansadii: Mahad-naq Eebe Ib furay, ku il furay IlaahiEebaha naxariista guud lehEebaha naxariista gaar lehEebaha naxariista guudU simay gaal iyo islaambaEebaha naxariista gaarnaIntii amarkiisa raacdaAbaal marrin uggu hibeeya Awood adigaa…
Dakano.
Gabayga: Dakano Caynaboow tixdaad soo dirtee, daabacayeed keentay.Suugaan Alla Daayinkii, darajo kuu siiye.Hadase kaa dabayl raac inaad, marisay daadayse.Hadaan deyay dubuubtaadu waa, doonashiyo maage.Duca-qabe halkaan doonayiyo, dowgii maad marine.Imana deeqdo…