Calanyahow.
Gabay: Calanyahow 1:Calan yohow hadii aad inbadan sharaf ku soo ceeshtay 2:Cizo hadii aad lahayd ciidan Iyo xoogag 3:Callaan Iyo hadii ahayn caaqil Iyo saajin 4:Cudud Iyo hadii aad lahayd…
Kula Damiir mayhi.
Gabay: Kula Damiir mayhi **Isku duubni ruux diidayoow kula damiir mayhi**Dawladnimo qofkii diidayoow kula damiir mayhi**Cibaada qofkii daayacoow kula damiir mayhi **Dib u socod qofkii doonayoow kula damiir mayhi**Dana gaara…
Galad Eebe.
√”Godka maanso wayadan kategey, gogol dhigiisiiye√”Ma gorfeeyo gabaygii cabdoow, gabi ahaantiiye√”Waxi gaadhay mooyee mudaba, gaabis baan ahaye√”Gaanjada hadeeraan ka jarin, maanso gura wayne√”Gayigii midaan kaga hadlaan, soo gudbinayaaye√”Gaawaha u hoorsada…
Qudhac-Jabay.
“Qudhac-Jabay”, Gabaygan waxaa tiriyey Abwaan Jaamac Cali Xirsi “Murtisame” wuxuu yiri: ❁Qabtii yeedhay qoontii dhacdiyo, dogobadii qiiqaay❁Qudhac jabay sidiisii markii, qarankii loo tuuray❁Qamar dhacay qiyaas xumo markii, qoriga loo qaatay…
Aniga uun baa og.
Gabaygan waxaa tiriyey Abwaan Jaamac Cali Xirsi “Jaamac Murtisame” hilaadda miilaadigu markay ahay 15-04-2015. ❁In abeeso bahal hoose tahay, ruux ajalay baa og❁Anuu aar libaax aadun yahay, aan usta aqoonin❁Nin…
Geel jacaylka soomaalida iyo kaalinta suugaanta.
Ugu horraynta hor iyo dambysaba Koon abuuraha ayaa mahadsan naxariis iyo nabad gelyana korkiisa ha ahaato Nebigii Eebbe ee Muxammed (SCW). Suugaanta tafatiran ee Soomaaalidu waxa ay soo martay caqabado…
Saldanadihii Taariikhiga ahaa ee Soomaaliya.
Saldanadihii Taariikhiga ahaa ee Soomaaliya xiliyo kala duwan soo maamulay Soomaaliya waxay leedahay taariikh dheer oo qani ah oo ay ku xardhan yihiin boqortooyooyin iyo saldanado taariikhi ah kuwaas oo…
Riyo aan rumoobayn.
Gabayga: Riyo aan rumoobayn Riyo aan rumoobayn maxaa, rag isku howl-howlay.Rajo aan la gaadhayn maxaa, raadin lagu goobay. Runta marinadeedii maxaa, beenta laga raacay.Rayigii wanaag sida maxaa, loo rujiyay tiirka.…
Waa Maxay Dagaal.?
Dagaal waa burbur iyo halaag Sidaad la socotaan Dagaal iyo Nabadba,waxay ka midyihiin , waxyaabaha la xiriira nolosha , Adduunkan aan ku nool nahay.Waxaad aragteen, inkastoo qofku uu u jeedo,…
KALTIRSIGA SOOMAALIDA.
Soomaalidu waxay leedahay kaltiris soo jireen ah sida kaltirsiga hilaadeedeed ee sanadka Miilaadiga ama Hijriyada, Kaas oo loo yaqaanay DABSHID, NAYRUUSH ama Nayruusba.Waxa la xusi jiray sanadkiiba hal mar sida…