Rati Qooqan.
Gabay Rati Qooqan **Rarran weeye caashaqu hadduu, ruuxa daashado’e**Cilmi inuu raqdiis dhigay malaha, waa run la ogaaye**Rafaadkuu Imacil la maray, raysan waa noqoye **Rubadiyo jidhku ka qabsadoo, rarayey maalmahane**Raxanreeb salkeed…
Guurdoon.
Gabayga: Guurdoon 1:Cabdilaahiyoow gabay hadaan galabta maansoodo2:Geraar hadaan kuu tirshoo gobo yar kuu sheego3:Guurdoon hadaad tahay asaad gacalo doonayso 4:Guri lagu negaadiyo hadaad ubad u guuxayso5:Iga gunud garaadow nin ragay…
Tayasiir.
Gabayga: Tayasiir **Tixda gabayga waayadan ka tegey tamalas keediiye**Tacab lumaya maantuu noqdaan tuuray qalinkiiye**Teeb uma garaaciyo murtida taawal xiisalehe**Nin waliba markuu tay xidhaan nacay tarkiisiiye**Maantana wax bay taabtayoo waan tawelayaye**Taariikh…
Dhool.
Gabayga: Dhool **Adduunyada intii aan dhulmaray dumara aan dheehday **Hal qof aan ku dhaaf sado maarag dhaban qurxooneey **Sidii dhool gu oo hooryoo dhibicda miisamey **Ama dhabarka geenyada shixnadan dheregna…
Golaha yaa keeni.
Gabayga: Golaha yaa keeni **Gugoo,daay cirkiiyoo godladay garab hilaacaaya**Guulaamdii roobka iyo fadad isgoynaaya**gale yuluxa jeegaan gudbana hogolsed keed gaadhey **Gayigoo barwaaaqaa dhulkoo geedo Iyo doogle**Geesiyo kagees jeexyadoo labada gawjooga**Guuyada lamaalaa…
Dib u eega.
Gabaygii: Dib u eega Curashadda gabaygan waxaa igu kalifay barnaamijyada horumarka Aadana ah adigoo daawanayaAyaa waxaan arkay barnaamij saamayn ku yeeshay dareenkayga ruuxiyeed kaa soo ahaaIn dalka China uu sameeyay/samaystay…
Geedi.
Gabayga: Geedi **Gonda wayne aarkuba wuxuu sebena gaajoodo **Gaaroodi qiiqliyo wuxuu ayda galasleeyo **Mar uun buu galoof naaxday Iyo goosan helayaaye **Markuu guudka kaga boodo oo micida gaadhsiiyo **Gudurkiyo markuu…
Ku heshiiya.
Gabayga: Ku heshiiya **Ha’da maanso waayadan matirin hooriskii gabaye**Wax I helayba wataan ka hadhay hiil alla badaye**Wataan ka haajirey murtida heesta dhaantada **Iga hoo siciidoow hadaan kuu humhumayaaye**Adigaa halkaan doonayiyo…
Ma Og Tahay
Gabayga: Ma Og Tahay ☞Ma og-tahay hayaan baynu nahay, loo humhamay geediye?☞Ma og-tahay horaan qaadki tegey, haabba laga waaye? ☞Ma og-tahay habaas meele baa, hiilin keen yahaye?☞Ma og-tahay hanfiyo waa…
Kala mudan.
Gabayga: Kala mudan **Marka hore allaa mahad iskale maalik kaligiiye**Marka xiga rasuulkiisa mudan maxamed weeyaane (scw)**Mar labaadna mawlaa iska mahad dhamaanteede**Marka xigana kala mudan halqigu meela kala aadye **Kala mudan…