Walaal.
Maansada: Walaal. Walaal aan ciirsadooNaftaydu ku ciil baxdooCidkale kaga maarmayaw Culayska isoo wajahaWalaal iga caabiyooSi dhaba ii caawiyoow Cududda ii hagar baxdeeCalol aan wada galniyoCadkan wada dhalanayaw Cishada ay hawlo…
Dhib Jacayl.
Maansada: Dhib jacay. Dhamays maahoo duniduWax uunbaa dhantaalanooWaxaad dhawr isleedahyAdigoon ka dhugan bayMar-mar kaa dhamaadan Dhalanteed sidee duuHadba.dhinac kamuuqdaRuuxad dheefso leedahyMarbuu kaa dhuyaalaaaKugu dhago adkaadaa Dharaaraha AddunyadaNinba dhabo usooqaadAna Dhaw…
Xaysimo.
Gabayga: Xaysimo **Xaragooy be eey rag baa gooyey xadhigeede**Xiisihii ka dile haween xulasha doodiiye**Meelo lagu xaraasay beryahan ugu xafiirteene**Xarumaha sucuudiga ee hablaha xaaqin lagu eego**Oo yaa ximaareey carabi ugu xaraabayso**Iyo…
Ya’dii gabay.
Gabayga: Ya’dii gabay ❄Indhoweyd ya’dii gabay ka tegey, yiha-shadeediiye❄Ma yohoomin tixahaan, yaafadayn jiraye❄Yeelahaan u xidhay Cabdoow, yoolka maansada e❄Ka yabaalay goortay midhaha, yaahiyeen badiye❄Yaacadaan ka joogsay markaan, yaab u soo…
Odeygeeda Noqo.
Gabayga: Odeygeeda Noqo **Sida ayro geeloo ningaha, laga ulaynaayo**Oo eeri dhabanoo saqliyo, orodku dheeraatay**Oo ololka reentoo gooha iyo, awda laga yaabay **Andacooyey gabaygu beryahan, waana la ogaaye**Arad iyo in badan…
Amar Qaado.
Gabayga: Amar Qaado **Arin oday lahaan jirey hadii, inamo loo daayo**Ambaday lahayd iyo ka tage, idibil keediiye**Ambaqaadka geediga ku fure, meel ayaan darane **Aduunyaba nimaan dhaqan, abid intuu joogey**Adhi iyo…
Baawar kala roon,
Gabayga: Baawar kala roon ★Bulbulow libaaxiyo dawaco, Baawar kala roone ★Jeneraal birgaydhiyo askari, Baawar kala roone ★Barasafooriyo ardaygu, Baawar kala roone ★Geesi beer adagiyo fulaygu, Baawar kala roone ★Badaw iyo…
Muran Miyuu Ka Joogaa.
Maansadii: Muran Miyuu Ka Joogaa **Maalmo geela jalaqlaha,**Soo maray masaafada,**Maanta ceelka uu tago,**Mijirte biyaha dhaco,**Olol inuu madiixaa,**Muran miyuu ka joogaa? **Faraska maydal-xamar dhuub,**Nadi hadduu u muuqdaa,**Orod inuu mushaaxa,**Muran miyuu ka…
Xamar.
Gabayga: Xamar **Waa xamar iyo baroor fardaha, xubinta koobaade**Caynab xoodan baa jiriyo ashkir ay indhuhu, xiiso ka helaane**Xijigooda wiilkii yaqaan waw, xil baxayaaye **Xakamuu ka dhawraa yuu, xaraan arage**Kuma uu…
Axan Gabay.
Gabayga: Axan Gabay **Ogol diidan maansada waxaan ku ag wareegaaba**Afka waxaan ka dhawroo dibnaha kala ajoodaaba**Aayar waxaan ka gaabsado oo diido orahdeeda **Ibiheeda wixii aan gudhshoo beryaba daayo alamkeeda**Sida igadh…