Naagyahay.
Xilligii abwaanku noolaa, dhaqanka Soomaalidu wuxuu ahaa in raggu uu usoo gado dumarka mariinka iyo arad-baxa labadaba. Maxamuud ayaa haweenay u dhaxday usoo gaday ganbo. Kolkaas ayay haweenaydii jeclaysan wayday…
Xilligii abwaanku noolaa, dhaqanka Soomaalidu wuxuu ahaa in raggu uu usoo gado dumarka mariinka iyo arad-baxa labadaba. Maxamuud ayaa haweenay u dhaxday usoo gaday ganbo. Kolkaas ayay haweenaydii jeclaysan wayday…
Soomaalidii hore haddii ay geel soo qaadaan, ninka gabayaaga ah sadka iyo sahmiga uu geela ka helo ee uu ula siman yahay ragga kale waxaa u dheeraa, oo lagu maamuusi…
Maxamuud Cali Beenaley ayaa, isagoo ku faanaya niman ay tol ahaayeen oo is-bahaystay xidhiidh wanaagsanna samaystay, tiriyey tixdan hoose. Wuxuu uga jeeday in is-garabsiga iyo dhan ahaanta ay sii adkeeyeen.…
Ilma Samatar (Maalinguur) iyo ilma Warfaa (Reer Warfaa), oo Reer Cabdille, Ogaadeen ah, ayaa waxaa ka dhexeeyey loollan ku saabsan xagga curadnimada, ugaasnimada, laandheernimada, iyo gobonnimada. Waxaa la sheegaa in…
Waad ku mahadsan tahay qoraalka xiisaha leh ee taariikhda Maxamuud! Qoraalkaaga asal ahaan waa mid si wanaagsan u qoran oo macnadiisu caddahay. Waxaan ku sameeyay dib-u-habayn naxwaha iyo qoraalka ah…
Halkaa ayuu joojiyey Nuur gabayga. Markii uu aarsaday ayuu kusoo noqday oo dhamaystiray tixdii. Wuxuu yidhi: Kaydintii: Akadimiyadda Afka iyo Suugaanta ee Murti Qalinkii Mr: Cumar Ismaaciil Digeed
Dagaalkii ay Soomaalida Doollo iyo Hawd degtaayi u taqaannay Dagaalkii Jiidha wuxuu ahaa mid dhex maray beelaha Abraahiin iyo Habar Yoonis. Abwaan Maxamed Dheere, oo ka mid ahaa hal-abuurradii waaweynaa…
Isla dagaalkaa Jiidha ayuu Maxamed Dheere wuxuu sifeeyey sidii rag isu helay, sahankii la diray, iyo wixii rag kale dheefay. Wuxuu taxayaa rag door ah oo Abraahiin ah oo uu…
Dagaalkii caanka ahaa ee Jiidha kadib, waxaa mar kale dagaal culus dhex maray beelaha Abraahiin iyo Habar Yoonis. Abwaan Weerar Cali, oo ka tirsanaa Habar Yoonis, ayaa arrintan ka mariyey…
Waa suugaan googoos ah oo ku saabsan Saahid Qamaan Cali oo inan-la-yaal u ahaa Feetin Maxamuud Shirwac iyo reerkooda oo saluugsanaa gabadha lagu daray. Tixdan shax dusheed ayuu ugu mariyey…