Dhaqaaleeya geeliinnu way naga dhexeeyaaye.
Mar kale ayay nimanka Reer Cali ahi (Ama: Reer Cali) geel kasoo dhaceen (Ama: qaadeen) Ciidagale. Geelii waxaa ka daba yimid ciidan Ingiriis iyo Xabashi isugu jira oo ilaalinayay heshiis…
Mar kale ayay nimanka Reer Cali ahi (Ama: Reer Cali) geel kasoo dhaceen (Ama: qaadeen) Ciidagale. Geelii waxaa ka daba yimid ciidan Ingiriis iyo Xabashi isugu jira oo ilaalinayay heshiis…
Camanje ayaa safar ku tagay Hargaysa. Niman Isaaq ah oo ay kaftan wadaag ahaayeen isuna gabyi jireen ayaa damcay inay dabin u dhigaan, oo ay meel dad badani isugu yimid—oo…
Camanje Yogol wuxuu ahaa gabayaa muctarif ah oo tixihiisu ku baaheen aadna looga xiiseeyo dhammaan degaanada Soomaalida Galbeed, kuwa Waqooyi iyo inta la ollaga ah. Sidoo kale Camanje wuxuu ahaa…
Gumaysigii Ingiriisku wuxuu abuuray qabaa’il Soomaaliyeed oo naasix u ah, kuwaas oo uu u bixiyey ‘British Somaliland Tribes’. Wuxuu ka heli jiray cudud ciidan iyo mid siyaasadeedba. Ogolaanshaha qabaa’iladaasi ay…
Sida la wariyey, niman Isaaq ah ayaa Xuseen Yogol Furre oo ku magac dheeraa Camanje ku eedeeyey inuu neef geel ah ka dhacay. Camanje eedayntaas kama garaabin. Nimankii Isaaq ayaa…
Nin da’oobey hadalkiisu waa doogsin oo kale’E,wuxuu daabacaa wararka aan lagu danbaabayneDaandaansi baa lay filiyo dunada ceebayseDabadeedse la ogaa inaan daacad sheeg ahayeDadkii hore rag oddayaalaba dooda hayn jiraye Walee…
Akhriska Cudoon “Qormo xiiso leh” Hordhac Akhrisku waa mid ka mid ah hilinnada aqoonta looga arooro.Waa quudka maskaxda. Waa dhex mushaaxa caqliyada dadka, waana nolol kale oo dheeraad ah. Bulshooyinka…
Nolosha dhabta ahi maaha inta aan annagu gaadhno, balse waa inta aan dadka kale gaadhsiinno. Haddii ay jirto hal sir oo keenaysa nabadgelyo gudaha ah iyo farxad waarta, waa inaad…
Wakhtigu waa hantida ugu qiimaha badan ee nolosha, mana soo noqon karo. Si aan uga faa’iidaysanno oo aan u gaadhno guul waarta, waxa lagama maarmaan ah inaan si miyir qabta…
Deyl Yogol ayaa tiriyey gabay aan hadda ka hayno tixahan hoose ee kooban. Gabaygani wuxuu ka mid ahaa gabayo badan oo laga tiriyey Dagaalkii Dhurwaale ee Isaaq ku jabay. Deyl…