Iibsi Lacageed:
Noloshiisa inteeda badan, Ismaaciil Mire, waxa uu ahaan jirey Darwiish. Intaas uu darwiishka ahaa, shuqul magaalo iyo sida loogu dhaqmo dhegtuu kala socdo mooyaane, wuu ka indho la’aa.Mar baa se…
Noloshiisa inteeda badan, Ismaaciil Mire, waxa uu ahaan jirey Darwiish. Intaas uu darwiishka ahaa, shuqul magaalo iyo sida loogu dhaqmo dhegtuu kala socdo mooyaane, wuu ka indho la’aa.Mar baa se…
Gumburo iyo cagaarweyne iyo geedkii Daratoole (Ismaciil Mire)Gabayga hoos ku qoran waxaa mariyey Ismail Mire oo ahaa Darwiish, Halgamaa, Gabyaa iyo waliba abbaanduule weyn Gabaygaan waa Gabay ka turjumaya Taariikh…
Ismaaciil Mire waxa uu gabaygan kaga hadlayaa isbeddelka bulshada ku dhacay, isagoo dareenkiisa kaga warramaya dhaqangeddoonka dadka, kadib markii uu arkay naxariis-darrada, xishood-la’aanta, burburka qoyska iwm oo ummadda ku dhex…
Gabaygan waxaa tiriyey Ismaaciil Mire, xilligii laga guulaystey ciidanka daraawiishta, wuxuuna la hadalayaa hal uu lahaa oo la oran jirey Markab. Ismaaciil Mire isaga oo ku halqabsanaya hashaas ayuu tilmaamayaa…
I Gabaygii 1aad: Cartaneey Camuud layska qaad ceelkii Reer MaganeHadday curadii nool yihiin waad cabbi lahaydeNimankii ku caawini jiraan cidi ka noolayneCabdullahi iyo Yuusufbaa ciidda hoos marayeBadal baa cashiiro u…
Gabaygan Waxaa Tiriyey Abwaan Bariir, Tixdani Waxay Ildo furatay Oo Ay Curatay Hilaadu Markay Ahayd 10/03/2014. Xiligaasna Waxa Abwaanka Ka Keenay Tixdan Dareen Kasoo Si Xoogan Utaabtay Bulshada Soomaaliyeed Wuxuuna…
Abawaan maaweel wuxuu yidhiMarkii aan helay tixda Ina Xasan Walah, anigu ninka ma aqoon sidaa darteed waxaan xuuraamay inaan dabeecadihiisa wax ka ogaado, waxaana ii soo baxday inuu Kenya joogi…
Loolan dirireed oo dhexmaray Cali Geri oo Dhulbahante ah iyo Biciidyahan oo Majeerteen ah oo asalkii hore ka kacay geelal la kala qaaday ayuu abwaanku gabaygan ka tiriyey abaaraha 1957/8dii.…
Waxa la wariyey Abwaan Khaliif Xasan Walah O Kusugan Magaalada Nairobi in Nin Ay Abwaanka Isku hayb Yihiin Xaal Lagu yeeshay Sidaa Darteedna uu Dhahay Xaalki Waxan u Bixiyey Far…
Ingiriis dalkiisii mudhxay oo, cunay magoolkiisaIsagoo masaafira haddaan, subax ka miidaansheyOo lagu mintiday waw dhamayn, minawarkaan fuullay Maskab kama dhaxline wiilal baa, helay macaankiiyeKun nin baa martabadii u hadhay, ama…