Author:

"Abwaan Digeed waa Curiye Suugaaneed oo shaqadiisa ku saleeyay waayo-aragnimo qoto dheer oo uu u leeyahay Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Waa Haystaha Shahaadada Labaad ee Jaamacadda (Master's Degree), taasoo u sahashay inuu suugaanta u dhex galo cilmi iyo falanqayn sare. Gabayadiisa waxaa lagu yaqaannaa xigmad, falsafad, iyo qaab-dhismeed aan caadi ahayn, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah abwaanada ugu tayada sarreeya ee isku daray dhaqan iyo aqoon casri ah."

Hurisay.

Gabay: Dabkaad hurisay Ismaaciil mire oo Calidhuu ka duqaynayaa oo ku tilmaamaya inuu had iyo jeer gardarro waxii la gudboonaana uusan falin. Dinaca kalena Qamaan ayuu ku dhaliilayaa inuusan gabaygii…

Xoogso.

Gabaygii: Gabaygan wuxuu abwaanku u tiriyey wiil uu dhalay oo cali la odhan jiray.Ismaaciil wuxuu doonayey inuu wiilkiisa u carbiyo nolosha oo ku bogaadiyo inuu shaqaysto.Wiilkiina waa yeelay taladii aabihi,waana…

Gabaygii: Isma oga.

Gabaygan Ismaacil wuxuu ka tiriyey dilkii.Jaamac cali nuur Ilmaadeerna ay ahaayeen aadna uu ujeclaa . Gabaygu wuxuu muujinayaa sida aduunyada laysu maandhaafsan yahay oo aan laysaga war hayn. Nin qabwayn…

Iibsi Lacageed:

Noloshiisa inteeda badan, Ismaaciil Mire, waxa uu ahaan jirey Darwiish. Intaas uu darwiishka ahaa, shuqul magaalo iyo sida loogu dhaqmo dhegtuu kala socdo mooyaane, wuu ka indho la’aa.Mar baa se…

Gunburo

Gumburo iyo cagaarweyne iyo geedkii Daratoole (Ismaciil Mire)Gabayga hoos ku qoran waxaa mariyey Ismail Mire oo ahaa Darwiish, Halgamaa, Gabyaa iyo waliba abbaanduule weyn Gabaygaan waa Gabay ka turjumaya Taariikh…

Daayimow Maxaa Xigi?

Ismaaciil Mire waxa uu gabaygan kaga hadlayaa isbeddelka bulshada ku dhacay, isagoo dareenkiisa kaga warramaya dhaqangeddoonka dadka, kadib markii uu arkay naxariis-darrada, xishood-la’aanta, burburka qoyska iwm oo ummadda ku dhex…

Dixdaqaayib

Gabaygan waxaa tiriyey Ismaaciil Mire, xilligii laga guulaystey ciidanka daraawiishta, wuxuuna la hadalayaa hal uu lahaa oo la oran jirey Markab. Ismaaciil Mire isaga oo ku halqabsanaya hashaas ayuu tilmaamayaa…

error: Halkan kaga boggo