Dux ha yeelan.
Gabaygii: Dux ha yeelan waligaa Waataynu horay u niri Ismaaciil waxuu ahaa nin gabaygiisu dhow yahay oo wax yari ka gabaysiin karaan taas macnaheedu ma aha inaan gabaygiisu qoddo dheer…
Gabaygii: Dux ha yeelan waligaa Waataynu horay u niri Ismaaciil waxuu ahaa nin gabaygiisu dhow yahay oo wax yari ka gabaysiin karaan taas macnaheedu ma aha inaan gabaygiisu qoddo dheer…
Gabaygii: Barakaale Eebbow 1924 Ka dib markii uu Ismaaciil mire Daraawiish ka soo galay ayaa Dhulbahante Nugaal isugu soo guuray.Iyadoo halkaas la yaal baa Suldaan Cali Keenadiid oo Hobyo u…
Gabaygii: Wallee cayn Ismaaciil mire markii uu damco inuu arrin qudha wax ka yidhaaahdo waa u soo arartaa, meelo kale ayuu soo maraa waa soo warwareegaa,markaas buu gunta iyo wixii…
Gabaygii: Talaabada dakee Dhiimo Cawad waxay ahayd dumarka uu Ismaaciil intuu uu noolaa guursadaymarwadii ugu danbaysay .In badan ayuu gabay waano iyo wax u sheeg ah u mariyey, waxaana ka…
Gabaygii: Hoy Ilaahay ka yaaba Ceelka Docmo la yidhaa oo biyo xoog ahi galeen ayaa niman Askar ahi xidheen Dadkii aroorka agaa ayay uga dhaarteen,waxayna yidhahadeen “Ceelkan dawladda ayaa iska…
Gabaygii: Hasha oloshey Geela iyo dadka leh ee Soomaalida ahi weligood ku dhaqan jireen xornimo aan xad lahayn. Cid xukumi jirtey jirin . Nin waliba kadinkiisa geela ah isaga ayaa…
Garanayaan Sheegay Xasan Shiil oo “Gabay-aweyti” caan ku ahaa wuxuu ka mid ahaa ragii hore oo gabayheer sare gaadhsiisan lagu bartay.Ismaaciil Mire ayaa waagii dambe wuxuu maqlay in Ingiriis iyo…
Gabaygii:Hayinka ii rara Gabaygan Darwiish Ismaaciil Mire waxuu mariyey intuu dumida colka ku jiray wuxuuna ku tusaaleeyey sida uu u geel la’ayahay, sida rag haleelo uga buuxo iyo sida uu…
Gabaygii: Hadii geed la jaro duulaan ay qaadeen oo ay Haweysan,socod mooyaane.Dhibaatooyin badan ayaa la soo gudboonaadey:daal gaajoon iyo dandarro guud. Waxay socdaa iyo socdaanba ayaantii dambe ayaa Nuur Ciise…
Gabaygii: Nabadi waa door 1920 markii Daraawiish halgankeedi hakadka galay ee Diyaaradaha lagu garaacay ayaa Ismaaciil mire xabsiga la dhigay kolkii usoo baxay oo uu degmadii Ciid yimid si fiican…