Guulihii abuurtayow.
Gabaygii: Guulihii abuurtayow Gorse Biixi Qaley iyo Ismaaciil Mire waxay ahaayeen labo nin oo saaxiib ah oo wax isa siin lahaa. Ayaan baa Gorse wuxuu lsmaaciil u ballan qaaday tulud…
Gabaygii: Guulihii abuurtayow Gorse Biixi Qaley iyo Ismaaciil Mire waxay ahaayeen labo nin oo saaxiib ah oo wax isa siin lahaa. Ayaan baa Gorse wuxuu lsmaaciil u ballan qaaday tulud…
Gabaygii: Jiiqdaada Quulaha ka Guro Waa gabaygii mid uu tiriyo ugu danbeeye.<<Siigacase>> abaartii loo bixiyey ee ku aaddan 1951 ayuu Ismaaciil mariyey.Wuxuu kaga hadlayaa,sida gabayga guuguulaha ee aynu soo aragnay,abaarta…
Gabaygii: Ka Dhamaystay Faadumo Dhoorre (Faadumo – xabbado) oo u dhaxdey Ismaaciil ayaa beri cidahoodii oo deggan degmada Ceerigaaho soocdaal ku aaddey. Nin Bile Dalmar la odhan jireyoo ay gabadha…
Gabaygii: Fur guduudanGoor iyo ayaan colaadda reer miyiga dhex taalla waxay ahayd mid taagah, Daaqa iyo biyaha ayaa u badan waxyaalaha ay ku diriri jireen ee boqollaalka nin u dhiman…
Gabaygii:Allahayow walaalaannu nahay Maxamad Ciise Faarax oo «Darwiish – daqarre» lagu naanaysi jirey Ismaaciil baa abti u ahaa, wuxuuna ahaa nin reer magaal ah oo odayga u roonaa, hadba kolkii…
Gabaygii: Silsiladda saajimmada Carruurta reer miyiga waxaa lagu yaqaan inay tuulooyinka iyo magaalooyinka jecel yihiin. Kolka ay xoolaha wax soo arooriyaan oo la shubo waxay doonaan inayan ciddina ku noqon…
Gabaygii: Maxaad ula hableysaan Dagaalkii jidbaale markuu dhacay 1904 ee Daraawiishtii Sayid Maxamed xidhiidhkii u gooyeen, ka dib markii rag door ah oo kun nin gaarayey ay jahaadkaas uga qudh…
Gabaygii:Hashii gabay Sayid Maxamed ayaa amar cad ku baxshey in lsmaaciil geelii la helaba hasha gabayga laga siiyo. Maalintii dambe ,ayaa col baxay. Waxaa ammaanduule u ahaa Darwiishkii la odhan…
Gabaygii: Aduun gees u foorara Dadkii qaarkiis uma adkaysan karaan inay dulqaataan isbeddellada mujtamacooda markii muddo la joogaba ka dhaca. Waxay jecel yihiin in wax waliba ku socdaan sidii ay…
Gabaygii:Aduun qani ahaa waa Had iyo goor haddaynu muslin nahay waxaynu qabnaa fikrad ah inay aakhiro tahay halka ugu habboon ee ay lama-huraan tahay inaynu u shaqaysanno. Adduunku, waa iyada…