Milikhmilikh.
Gabaygii: Milikhmilikh Ayaanba wax baasoo baaxa oo dadku ku daataa waxaa beri soo baxay maro lagu magacaabi jirey Maamiyad oo ahayd garbasaar jilicsan. Waxay dadku guud ahaan. siiba haweenku jecel…
Gabaygii: Milikhmilikh Ayaanba wax baasoo baaxa oo dadku ku daataa waxaa beri soo baxay maro lagu magacaabi jirey Maamiyad oo ahayd garbasaar jilicsan. Waxay dadku guud ahaan. siiba haweenku jecel…
Gabaygii: Barxadii Astaadkii jirey Shimbabiris waxa Daraawiishta uga dhisnaa qalcad xoog leh oo si fiicaanna u hubaysnayd had iyo goorna ciidan farao badani joogi jirey. Ismaaciil oo ciidan mar la…
Gabaygii: Shillinkii Xinduugan Meel Xinduugan la yiraahdo oo haatan ceel laga cabbo ah Gaalkacyana raacsan oo geelal loogu sheegay ayay soo beegsadeen. Degmooyinkii halkaas degganaa kolkii ay ka war heleen…
Gabaygii: Waa Gaadhi baatroolka go´ayRaasamaalka miyigu sidaynu wada og nahay waa geela oo uu nin kastaaba ku tallamo inuu xeradiisa ka buuxiyo. In kastoo Soomaalida miyiga deeqsinnimo siyaado Iagu yaqaan,…
Gabaygii: Guulihii abuurtayow Gorse Biixi Qaley iyo Ismaaciil Mire waxay ahaayeen labo nin oo saaxiib ah oo wax isa siin lahaa. Ayaan baa Gorse wuxuu lsmaaciil u ballan qaaday tulud…
Gabaygii: Jiiqdaada Quulaha ka Guro Waa gabaygii mid uu tiriyo ugu danbeeye.<<Siigacase>> abaartii loo bixiyey ee ku aaddan 1951 ayuu Ismaaciil mariyey.Wuxuu kaga hadlayaa,sida gabayga guuguulaha ee aynu soo aragnay,abaarta…
Gabaygii: Ka Dhamaystay Faadumo Dhoorre (Faadumo – xabbado) oo u dhaxdey Ismaaciil ayaa beri cidahoodii oo deggan degmada Ceerigaaho soocdaal ku aaddey. Nin Bile Dalmar la odhan jireyoo ay gabadha…
Gabaygii: Fur guduudanGoor iyo ayaan colaadda reer miyiga dhex taalla waxay ahayd mid taagah, Daaqa iyo biyaha ayaa u badan waxyaalaha ay ku diriri jireen ee boqollaalka nin u dhiman…
Gabaygii:Allahayow walaalaannu nahay Maxamad Ciise Faarax oo «Darwiish – daqarre» lagu naanaysi jirey Ismaaciil baa abti u ahaa, wuxuuna ahaa nin reer magaal ah oo odayga u roonaa, hadba kolkii…
Gabaygii: Silsiladda saajimmada Carruurta reer miyiga waxaa lagu yaqaan inay tuulooyinka iyo magaalooyinka jecel yihiin. Kolka ay xoolaha wax soo arooriyaan oo la shubo waxay doonaan inayan ciddina ku noqon…