Diqdaqaayib
Gabaygan waxaa tiriyey Ismaaciil Mire, xilligii laga guulaystey ciidanka daraawiishta, wuxuuna la hadalayaa hal uu lahaa oo la oran jirey Markab. Ismaaciil Mire isaga oo ku halqabsanaya hashaas ayuu tilmaamayaa…
Gabaygan waxaa tiriyey Ismaaciil Mire, xilligii laga guulaystey ciidanka daraawiishta, wuxuuna la hadalayaa hal uu lahaa oo la oran jirey Markab. Ismaaciil Mire isaga oo ku halqabsanaya hashaas ayuu tilmaamayaa…
Abwaanka magaciisa la yidhaahdo Maxamed Aadan oo ku magac dheer Maaweel, wuxuu sanadkii 1942 ku dhashay magaalada Ceerigaabo, wuxuune ku soo barbaaray magaalada Cadan ee dalka Yaman, wuxuu ka soo…
Ingiriiska iyo Soomaalidii uu ku adeegan jirey ee uu dagaalka Daraawiish u soo kaxaysatay waxay in badan ku eedeeyeen inuu wadaadku dhiigyacab ahaa oo aan sokeeye iyo shisheeye u kala…
Gabaygii: Saadaal. 1. Suugaan haddaad tiriyey soo gabay sameyneyso 2. Iska seyri ma’ahoo ku doon saa anaa iriye 3. Sowdka iyo hadalkaaga waa in ay sugnaadaane4. Sumcaddaada kii burinayee cudur…
Gabaygii: Wacdi ● Allaa weyn Rabbi baa waaxidaad wada taqaaniine● Isagaa waduud ah aan tashiga la la wadaagayne● Isagaa wuxuu doonaya ba cidi la waastayne● Wax ba kama qarsoonoo qalbigu…
Gabay kasta oo abwaanku unko waxaa ku xambaara dareen ama sabab gooni ah. Dareenkaa iyo Sababahaa oo badan waxaa ka mid ah qoonsi uu abwaanku qoonsado gabay mid kale tiriyey.…
Qoraalkan oo ah mid aan ku soo ban dhigi doono, tubtii sooyaalka ahayd ee qoritaanka afka Soomaaliga iyo halka uu ku suganyahay af-soomaaligu maanta iyo wiliba aayihiisa dambe, waxa aan…
Orgigii Mudug ayaa is hortaagay is rashaxaadii faraska. Wuxuu yidhi orgigii Mudug: Farasow waxaad ku hadlaysaa, maan faqiirnimo e Waligeed fahmada way dhintaa, feedha weyniduye Fakarkaa ku yare khaadimnimo, kuma…
Xayaatadiyo nuurkiyo hawadan nalagu xaydaamay Xaaliga biyood iyo cuntadaan ruuxna ka xoroobin Xaydaanka loo soo hoydiyo xaasil nabad kuu ah Xurmo darisku uu kuu hayoo lagu xushmaynaayo Xagla dabacsigiyo dheesha…
(Boggan gabi ahaantii waxaan si toos uga soo guurinay cajaladihii labada ahaa ee uu duubay Abwaan Axmed Sheekh Jaamac: gabayada iyo sheekooyinka weheliyaba) Akhris wanaagsan. Sheekada dhamaadkeedu waa sidatan. Xoolihii…