Author:

"Abwaan Digeed waa Curiye Suugaaneed oo shaqadiisa ku saleeyay waayo-aragnimo qoto dheer oo uu u leeyahay Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Waa Haystaha Shahaadada Labaad ee Jaamacadda (Master's Degree), taasoo u sahashay inuu suugaanta u dhex galo cilmi iyo falanqayn sare. Gabayadiisa waxaa lagu yaqaannaa xigmad, falsafad, iyo qaab-dhismeed aan caadi ahayn, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah abwaanada ugu tayada sarreeya ee isku daray dhaqan iyo aqoon casri ah."

Eerigoo.

Gabaygii: Eerigoo Gabaygan waxuu u tirshay seediyadii oo wax ka tabanayey iyo raaskuu ka qabay Usha dheer markaan geelayaga, ugubka soocaayeyAydinkeeda qaalmaha markaan, u intihoon waayeyAloos iyo markaan miigganoo, ololasha…

Caad igama saarrnayn.

Gabaygii:Caad igama saarrnayn Caynlaydan gaaban wuxuu Aadan carab ku soo qaadanaya Arrimo dhawr ahoo ka dhacay degaankii uu ku barbaaray.Waxay ahaayeen dhacdooyin markii hore fudayd lagu galay ama dhibaatada ka…

Talo Iblleys.

Gabaygii:Talo Iblleys Axmed samatarow gabay hadii layga uur-doonoOo aanu meesha u ekeyn lagu igbaaraayoAan or iyo guul laga hadlayn waygu igadh-taageIlin baan u waayaye si kale uma ilaaweeyneWaa oohin caawana…

Murtid Weeye.

Gabaygii: Murtid weeye Lib-ku-faanka iyo ku-dhaadashada guusha maalintaas reer hagar usoo hooyatay ayuudib ugu noqonayaa isagoo tirada ay laayeen ku faraxsan aanse u qalmin ragii lagu laayey burcodhalinyarad ku guubaabinata…

Nin Waliba.

Gabaygii: Nin Waliba Gabaygan waxuu ku saabsan yahay Rag la iska dilay waxaa ka mid ahaa jaamac cali nuur oo ay wadey ahaayeen Gabyaagii weynaa Ismaaciil Mire Sida ay soomaali…

Ha-Karaamo-seegina.

Gabaygii: Ha-Karaamo-seegina Maamulkii Ingiriiska ee Gumaystaha ahaa ayaa waxuu go’aamiyey in geel laga soo dhaco “Reer Faarax Hagar” Arintaas cududa ciidanka Gumaystaha lagu meel-mariyo iyadoo loo adeegsanayo kuwii askarta u…

Faalo iyo War.

Gabaygii: Faalo iyo War Abwaanku waxuu gabaygan u marshay qolyahan Iidoor markii ay dhulka Soomaaliya ku soo hogaamiyeen Amxaarada iyagoo tusaya wadooyinka sidii ayba markii horena Gaalada Ingiriiska itusi jireen…

Mahdabta shanaad.

Gabaygii: Mahdabta shanaad Rag door ah oo gabyaa ah ayey isu gabyi jireen Aadan-Carab. Rag kale ayuu ka yaabay iyana ku biiraan oo uga hiiliyaan kuway gabayga isku maagaan Markaas…

Iska aamus.

Gabaygii: Iska aamus Soomaalideenniii hore waxaa caadooyinkoodii ka mid ahayd inay isu gabyaan Marmarka qaarkood waxaa dhici jir­tey inay gabayadu colaad, dirir iyo iska-hor-imaad soo jiidaan marmarna iyagoon waxbaba keenin…

Tolka Ururiya.

Gabaygii: Tolka Ururiya. Gabaygan waxuu Abwaanku mariyey mar eedo badan reero reer Buuhoodle ah soo sheegteen,iyadoo eedahaas ay Samakaabka iyo warfaa, cigaalku yidhaahdeen tolka wax uma dhino,magaciina waxuu ku dhacay…

error: Halkan kaga boggo