Author:

"Abwaan Digeed waa Curiye Suugaaneed oo shaqadiisa ku saleeyay waayo-aragnimo qoto dheer oo uu u leeyahay Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Waa Haystaha Shahaadada Labaad ee Jaamacadda (Master's Degree), taasoo u sahashay inuu suugaanta u dhex galo cilmi iyo falanqayn sare. Gabayadiisa waxaa lagu yaqaannaa xigmad, falsafad, iyo qaab-dhismeed aan caadi ahayn, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah abwaanada ugu tayada sarreeya ee isku daray dhaqan iyo aqoon casri ah."

Shakaal Yeelo.

Gabaygii: Shakaal Yeelo Sharafta iyo karaamada haddaad, Shaadh ka dhigan weydoShahaada markhaatiga ma galo. Shayga kii xumiyeShuhuba qofkii lagu bartaa, Laga shareereeyeSharacallee xurmadu waa midan, Shuush galihayne Sharaceedu wixii ay…

Siyaasadu waa sidee?.

Maansadii: Siyaasadu waa sidee Siyaasadu waa sideSirteeda kumaa isiinSalkeeda kumaa I geynSidkeeda kumaa ogsoonSaxdeeda kumaa I’barriSadkey tahay kee yaqaan Sidee weeyaan sideeSidaad moodeen miyaaSidey yeelaan miyaa Sarayn kali doon miyaaSas-xoogle…

Dar-daraan.

Hordhac Waxaan ku bilaabayaa Magaca Eebbe ee Naxariistiisa guud u simay Mid Rumeyey iyo Midaan Rumeynba, Naxariistiisa gaarna u kali yeelay Rumeeyihiisa iyo Raacihiisa Suuban. Dar-daaran waa Maanso Gaaban Laakiin…

Gabayadii Guba oo dhamaystiran.

Guba waxaa isweydaarsaday labiyo toban gabyaa,magacyadooduna -waa habka gabayadu isugu xigaane-waa sida hoos ku qoran: Waa suuraggal in gabayada Guba ee halkan ku daabacanay wax ka dhiman yihiin oo intaa…

Aqoonsi La’aanta Soomaalida.

Aqoonsi La’aanta Soomaalida maanta Aqoonsigu waa waxa lagu garto qof ama walax. Wax kasta waxa ay leeyihiin aqoonsi u gaar ah oo lagaga sooco waxyaabaha kale. Marka aan leeyahay aqoonsigayga…

Boodhari Magtiisii Ma Weydiisay Caashaqa.

Maansadii: Boodhari Magtiisii Ma Weydiisay Caashaqa Maansadu tilmaanteedMicne iyo u jeedkeedMiisaanka curinteed Meeris waliba dhuuxiiMaran iyo sarbeebtiiMaqaar saarka weedhiiMoolkiyo samayntii Maskaxduna shaqaynteedMowjado celcelinteedMaankuna u sheegiis Abwaan mari odhaahdiiAna maalay heestiiMuujiyay…

Akhrisku waa Aayad gaara.

Ogoow galladiyo awooduMa aha wuxuu gooyo maalku. Ogoow garashada xiskaaguMa aha wax ku gudha hungowga. Ogoow galbashada qoraalkuWa aha waxa gaba falkaaga. Ogoow wax gudboo ku dhaafayMa aha wax ku…

Nuur.

Maasadii: Nuur Nuur ii ifay baan arkaa. ! Naq soo baxayaan arkaa. Naruuro sad-laan arkaa. Nasiib billi-laan arkaa.  Bulshooy nasri soo socdiyo, Nimciyo hormar baan arkaa. Dalkoo nabadaan arkaa. Dadkoo nastay baan arkaa.  Naafiyo dirir li’i…

Keeno gabay.

Gabaygii: Keeno gabay Kaafka maanso kaydkii murtida, keenadii gabaygu.Kalaam kayga weeyoo anigu, koobay idilkiiye.Kunna ladhay ku sii daray kun kale, oon dhigeey karine.Kaftan heesa saar kaalin gala, jiifto kala sooca.Dhabar-soor…

error: Halkan kaga boggo