Tacliin.
Maansada: Tacliin Aduunyadu waa tacliinTilmaan quman oon yareynWaxaa tiiriya aqoonTalooyin hal-raac ku jirroTaariikh guunoo fac-waynTaageer waligaa murtidda Ragaa tageyee hormareyTalaabada hore u dhigeyTab iyo xeel bay helleenMuraadkoodii tigtigeKamay taginee horgaleKu…