Author:

"Abwaan Digeed waa Curiye Suugaaneed oo shaqadiisa ku saleeyay waayo-aragnimo qoto dheer oo uu u leeyahay Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Waa Haystaha Shahaadada Labaad ee Jaamacadda (Master's Degree), taasoo u sahashay inuu suugaanta u dhex galo cilmi iyo falanqayn sare. Gabayadiisa waxaa lagu yaqaannaa xigmad, falsafad, iyo qaab-dhismeed aan caadi ahayn, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah abwaanada ugu tayada sarreeya ee isku daray dhaqan iyo aqoon casri ah."

Gobannimo.

Gabayga: Gobannimo Gabaygaani wuxuu ka hadlayaa qiimaha gobanimadu leedahay iyo dhibka loo soo maray. Wuxuu tilmaamayaa sida habboon ee ay tahay in Soomaalidu dhibka haysta uga baxdo ee aysan dhib…

Muqdisho maxaa dhacay.

Gabayga:Muqdisho maxaa dhacay Maansadaan waxaa curiyey Cumar Cabdinuur Nuux Nabaddoon markay taariikhdu ahayd 11.01.2003 kadib markuu akhriyey geeraar uu curiyey Maxamed Stanza oo uu ugu magacdaray Muqdisho. Wuxuu abwaankaas ka…

Aniga iyo Qabiil.

Gabayga: Aniga iyo Qabiil Gabaygaan waxaa tiriyey Cumar Cabdinuur Nuux (Nabaddoon) taariikhdu markay ahayd 19/10/2003. Gabaygu waa dood dhexmartay Nabaddoon iyo Qabiilka(Qabyaaladda). Wuxuu dacwad ku soo oogayaa qabyaaladda, isagoo caddeynaya…

Dal galbaday.

Gabayga:Dal galbaday Tixdaan DAL GABLAMAY waxaa tiriyey Cumar Cabdinuur Nuux (Nabaddoon) markay taariikhdu ahayd 12/11/2003. Wuxuu abwaanku isagoo ka dabqaadanaya tixdii DUGSI MA LE QABYAALADI ee Alle ha u naxariistee…

Sarsar.

Gabayga:SarsarGabaygan wuxuu abwaanku ka tiriyey geeridii walaalkii Ugaas Xuseen. Isaga oo Qoraxeey jooga oo reer uu gabadh ka qabay ina la yaal u ah, ayuu cuntadii diiday oo uu mar…

Alleyl Dumay.

Gabayga:Alleyl DumayAyey gabadhi u doonanayd, gabadhaasoo qurux Illaahay ku manaystay. Raage gabadhu way madax qaaday, oo aad buu u jeclaa. Waxaa gabadhii loo meheriyay Faarax Wiil-waal. Warkii markuu Raage soo…

Hami.

Gabayga:Hami Gabaygan Hami la yidhaahdo, wuxuu abwaanku ku fasilayaa riyo uu habeen ku riyooday waa sida gabaygu u dhacayee Haddii aad hayso qisadan oo dhan noo soo gudbi fadlan. waxuu…

Dunida.

Gabayga:Dunida Xilligii Reer Warfaa (Ogaadeen) iyo Maalin Guur (Ogaadeen) uu ka dhex socday dagaalkii xagga gabayada ahaa, ayaa waxaa la wariyey in nin Maalin Guur ah oo silsilada ku jirayi…

Samir.

Gabayga:Samir Dagaalkii 2aad ee adduunka markii uu socday ee ay quwadaha shisheeye ku hardamayeen Geeska Afrika ayaa waxaa indhaha Soomaalidii reer guuraga ahayd ku badatay diyaarado samadaa lalaya Inkastoo Daraawiishtii…

Indho-badane.

Gabayga:Indho-badane Gabaygan isna waa damaashaad iyo rayraynta ah ee ka mid ahaa gabaygii uu Maxamuud Cali-beenaley oo Ogaadeen (reer Isaaq) oo goortii uu ciidan badan oo reer Isaaq ah abaabulay…

error: Halkan kaga boggo