Author:

"Abwaan Digeed waa Curiye Suugaaneed oo shaqadiisa ku saleeyay waayo-aragnimo qoto dheer oo uu u leeyahay Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Waa Haystaha Shahaadada Labaad ee Jaamacadda (Master's Degree), taasoo u sahashay inuu suugaanta u dhex galo cilmi iyo falanqayn sare. Gabayadiisa waxaa lagu yaqaannaa xigmad, falsafad, iyo qaab-dhismeed aan caadi ahayn, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah abwaanada ugu tayada sarreeya ee isku daray dhaqan iyo aqoon casri ah."

Wadajir.

Gabayga: Wadajir Gabaygaan lamagac baxay Wadajir waxaa curiyey Abwaan Maxamed Dhagaafe Cilmi wuxuuna soo baxay 21/7/2005 ta. Gabaygaan oo ah gabay ka xogwarramaya Xaaladda dhabta ah ee ay maanta umadda…

Canaan.

Gabayga: Canaan Waxaa tiriyay Gabaygan Abwaan Maxamed Dhagaafe Cilmi Gabayga Canaan wuxuu ka mid yahay suugaanta faraha badan ee uu curiyay suugaanyanka da’da yar ee Maxamed Dhagaafe Cilmi, wuxuuna soo…

Halgan.

Gabayga: Halgan Gabaygaan la magac baxay Halgan waxaa curiyey abwaan Maxamed Dhagaafe Clmi Waxa uu gabaygu soo baxay 27 August 2005. Gabaygani waxa uu ka hadlayaa raggii usoo dagaallamay xornimada…

Nabad iyo Dulqaad.

Gabayga: Nabad iyo Dulqaad Gabaygaan waxaa tiriyey abwaan Maxamed Dhagaafe Cilmi. Gabaygaan waxa uu soo baxay 25/4/2004 waxa uuna gabaygaan ka hadlayaa nabadda iyo dulqaadka iyo waliba darxumada ku habsatay…

Bal Dayaay.

Gabaygii: Bal Dayaay Gabaygani waxuu lug ku lee yahay gabayadii la is dhaafsaday Guba Abwaanku waxuu yidhi:- Aarkaba haddii wiilal dili laysu daba joojoMarka horre sidduu deyrka jabin ways dalliciyaayeDabadeed…

Alifyeen.

Gabaygii: Alifyeen Gabaygan wuxuu ka mid yahay gabayyadii Sh. Cali Cabdiraxmaan FiqqiKhayrre (Sh.CaliMajeerteen), tiriyey abbaarihii sannadkii 1835tii badhtamihii Sh. qarnigii 20aad. Alifyeen adduun waa socdee uunka bal u sheegaAllawshahakan baas…

Mucaarad.

Gabaygii:Mucaarad Gabaygan waxuu tirshay xilli dowladii soomaliya mucaarad ku ahaa waxuu yidhi Abwaanku Aarkaba haddii wiilal dili laysu daba joojoMarka horre sidduu deyrka jabin ways dalliciyaayeDabadeed ninkuu dili naftay kala…

Dabuubtaada gabay.

Gabaygii:dabuubtaada gabay Xirsiyoow dabuubtaada gabay, deexsigiyo faankaDeelqaafka caydaad duntiyo, dacar higoodkaagaDacdaad qooshtay duulaan afxumo, soo dal marintaadaDadnimiyo aqoon diin leh iyo, daacadnimo aadmiUmad darajo kaa badan Xirsoow, cay ku dabandeebkaDabcigiina…

Adduunyada.

Gabaygii:Adduunyada Adduunyada ninkaan dhimanin, ee dhaaxa lagu daayoWaagii soo dhalaalaba wax buu, dhab u bilkaydaayeDhacdo ugub ah waakii arkiyo, dhabano hayskeed eAadamiga dhulkaan loo goglee, dhooban guradiisaDahab dhiifsan kii loo…

error: Halkan kaga boggo