Category: Maqaalada

Muhiimada ay Waxbarashadu leedahay.

Muhiimadda:- Waxbarashadu waxay ina siinaysaa aqoonta aduunka ee nagu wareegsan oo aynu ku bedelno wax si ka fiican. Waxay nagu horumarineysaa aragtida ah inaad eegto nolosha. Waxay naga caawineysaa in…

Magacyada Gabdhaha Soomaalida.

Hordhac Magacyada loo bixiyo hablahayaga waxay muujiyaan hiddahayaga, deegaan iyo asal ahaan halkaannu ka soo jeedno, kobta juqraafi ahaan dunida kaga noolnahay, ama waxay cabbir muuqda ka bixiyaan muuqaalka inamaha,…

Silsiladii Amarqaado.

Tixo Gole ka Fuula: Amarqaado Amar Qaado waxay ahayd tix uu Abwaan Ismaaciil Cali Jaamac(Boobe) ku halgaadiyey Abwaan Shuriye dhamaadkii bishii labiyo tobnaad gu’gii 2014 ee aynu soo dhaafnay. Tixdani…

Waa Maxay Dagaal.?

Dagaal waa burbur iyo halaag Sidaad la socotaan Dagaal iyo Nabadba,waxay ka midyihiin , waxyaabaha la xiriira nolosha , Adduunkan aan ku nool nahay.Waxaad aragteen, inkastoo qofku uu u jeedo,…

KALTIRSIGA SOOMAALIDA.

Soomaalidu waxay leedahay kaltiris soo jireen ah sida kaltirsiga hilaadeedeed ee sanadka Miilaadiga ama Hijriyada, Kaas oo loo yaqaanay DABSHID, NAYRUUSH ama Nayruusba.Waxa la xusi jiray sanadkiiba hal mar sida…

error: Halkan kaga boggo