Qaabka Loo Qoro Maqaaladda, Wararka, Faallooyinka iyo Ra’yiga.
“Internet-ka waxaad beryahaan ku arkeysaa qoraalo, faallooyin iyo warar ay adag tahay in la fahmo, sababtoo ah waxaa khaldan qaabka, naxwaha iyo higgaadda lagu qoray, taas oo mar-mar aad ka…