Category: Maqaalada

Xasillooniyarida Af-Soomaaliga.

Afna ma taabbagalo haddii aanu xasilin. Xasillooniyaridani waa dhibaatada ugu weyn ee hadda Af-soomaaliga haysata. Dad badan oo qoriddiisa xiiseeyana waa arrin walaac ku haysa. Waxaan haddaba qoraalkan wax yar…

Suugaanta Qiimeheeda iyo Qaybaheeda.

Waa maxay suugaan? Af-Soomaaliga ‘suugaan’ waxaa loo bixiyey waxa afka Ingiriiska loo yaqaan ‘literature’ afka Carabigana ‘adab’. Hormuudka qaamuusyada Af Ingiriisiga, sida kuwa Oxford iyo Cambridge, ‘literature’ marka la soo…

Baal baal.

BAAL-BAAL 1848 kii Ayaa waxaa Beesha Majeerteen dhaceen Fardo Sunaariya oo tiradoodu ahayd 1200 neef oo ay lahaayeen sadex da bahood “Bah majeerteen, Bah Idoor, iyo Bah Ogayslabe” ee Warsangeli.…

Jaceylka Beenta Ah.

Wakhtigan:- Jaceylka beenta ah waa mawduuc aad u xiiso badan oo xiiseynaya dadka inta badan ku nool bulshada casriga ah. Waxaa jira dad badan oo ku jira xiriirro aan dhab…

error: Halkan kaga boggo