Category: Maqaalada

Akhriska Cudoon.

Akhriska Cudoon “Qormo xiiso leh” Hordhac Akhrisku waa mid ka mid ah hilinnada aqoonta looga arooro.Waa quudka maskaxda. Waa dhex mushaaxa caqliyada dadka, waana nolol kale oo dheeraad ah. Bulshooyinka…

Af-soomaaliga & Warfidiyeenka maanta.

In kastoo aanu lahayn dawlad u xil-qabta oo aanay jirin hay’ado u xil-saaran, horumarkiisana lagala xisaabtamo, haddana afsoomaaligu wuxuu mudan yahay in sida loo dhaamo! Dhawr iyo sodon sano ayuu…

Wax-Akhris: Furaha Guusha.

Alle weyne waxa uu yidhi “ Wax ku akhri Nebiyow magaca Eebbe ee abuuray (khalqiga) (1), Dadkana ka abuuray calaq (2), akhri Eebbena waa kan sharafta lehe (3), ee dadka…

error: Halkan kaga boggo