Gasabley.
Gabaygii:Gasabley Xumaan iyo samaan, guuldarro iyo guul wax alla wixii qofka aadanaha la soo gudboonaada isaga ayaa gasbaday, wax walibana sabab bay ku dhacaan ee wax iskood isaga dhacaa ma…
Kala maqan.
Gabaygii: Kala maqan Aw khaliif Kibirhaye wuxuu ahaa nin wadaad ah uu nolashiisu miyiga ku xidhan tahay. Wuxuu guursaday gabadh Maka la odhan jirey oo iyadu dhanka reer magaalnimada isaga…
Todobaan.
Gabaygii:Todobaan bax´naaninayaa Tixdan wuxuu gabyaagu mariyey mar uu intii muddo ah jirranaa oo ay duumohaysey Kolkuu yarehe soo roonaaday ayuu – mindhaa – afadiisii Dhiimo ka gartay inay isdamacsiinayso. Wuxuu…
Milikhmilikh.
Gabaygii: Milikhmilikh Ayaanba wax baasoo baaxa oo dadku ku daataa waxaa beri soo baxay maro lagu magacaabi jirey Maamiyad oo ahayd garbasaar jilicsan. Waxay dadku guud ahaan. siiba haweenku jecel…
Barxadii.
Gabaygii: Barxadii Astaadkii jirey Shimbabiris waxa Daraawiishta uga dhisnaa qalcad xoog leh oo si fiicaanna u hubaysnayd had iyo goorna ciidan farao badani joogi jirey. Ismaaciil oo ciidan mar la…
Xinduugan.
Gabaygii: Shillinkii Xinduugan Meel Xinduugan la yiraahdo oo haatan ceel laga cabbo ah Gaalkacyana raacsan oo geelal loogu sheegay ayay soo beegsadeen. Degmooyinkii halkaas degganaa kolkii ay ka war heleen…
Waa Gaadhi.
Gabaygii: Waa Gaadhi baatroolka go´ayRaasamaalka miyigu sidaynu wada og nahay waa geela oo uu nin kastaaba ku tallamo inuu xeradiisa ka buuxiyo. In kastoo Soomaalida miyiga deeqsinnimo siyaado Iagu yaqaan,…
Guulihii abuurtayow.
Gabaygii: Guulihii abuurtayow Gorse Biixi Qaley iyo Ismaaciil Mire waxay ahaayeen labo nin oo saaxiib ah oo wax isa siin lahaa. Ayaan baa Gorse wuxuu lsmaaciil u ballan qaaday tulud…
Jiiqdaada Quulaha.
Gabaygii: Jiiqdaada Quulaha ka Guro Waa gabaygii mid uu tiriyo ugu danbeeye.<<Siigacase>> abaartii loo bixiyey ee ku aaddan 1951 ayuu Ismaaciil mariyey.Wuxuu kaga hadlayaa,sida gabayga guuguulaha ee aynu soo aragnay,abaarta…
Ka Dhamaystay.
Gabaygii: Ka Dhamaystay Faadumo Dhoorre (Faadumo – xabbado) oo u dhaxdey Ismaaciil ayaa beri cidahoodii oo deggan degmada Ceerigaaho soocdaal ku aaddey. Nin Bile Dalmar la odhan jireyoo ay gabadha…