Ku heshiiya.
Gabayga: Ku heshiiya **Ha’da maanso waayadan matirin hooriskii gabaye**Wax I helayba wataan ka hadhay hiil alla badaye**Wataan ka haajirey murtida heesta dhaantada **Iga hoo siciidoow hadaan kuu humhumayaaye**Adigaa halkaan doonayiyo…
Ma Og Tahay
Gabayga: Ma Og Tahay ☞Ma og-tahay hayaan baynu nahay, loo humhamay geediye?☞Ma og-tahay horaan qaadki tegey, haabba laga waaye? ☞Ma og-tahay habaas meele baa, hiilin keen yahaye?☞Ma og-tahay hanfiyo waa…
Kala mudan.
Gabayga: Kala mudan **Marka hore allaa mahad iskale maalik kaligiiye**Marka xiga rasuulkiisa mudan maxamed weeyaane (scw)**Mar labaadna mawlaa iska mahad dhamaanteede**Marka xigana kala mudan halqigu meela kala aadye **Kala mudan…
Calanyahow.
Gabay: Calanyahow 1:Calan yohow hadii aad inbadan sharaf ku soo ceeshtay 2:Cizo hadii aad lahayd ciidan Iyo xoogag 3:Callaan Iyo hadii ahayn caaqil Iyo saajin 4:Cudud Iyo hadii aad lahayd…
Kula Damiir mayhi.
Gabay: Kula Damiir mayhi **Isku duubni ruux diidayoow kula damiir mayhi**Dawladnimo qofkii diidayoow kula damiir mayhi**Cibaada qofkii daayacoow kula damiir mayhi **Dib u socod qofkii doonayoow kula damiir mayhi**Dana gaara…
Galad Eebe.
√”Godka maanso wayadan kategey, gogol dhigiisiiye√”Ma gorfeeyo gabaygii cabdoow, gabi ahaantiiye√”Waxi gaadhay mooyee mudaba, gaabis baan ahaye√”Gaanjada hadeeraan ka jarin, maanso gura wayne√”Gayigii midaan kaga hadlaan, soo gudbinayaaye√”Gaawaha u hoorsada…
Qudhac-Jabay.
“Qudhac-Jabay”, Gabaygan waxaa tiriyey Abwaan Jaamac Cali Xirsi “Murtisame” wuxuu yiri: ❁Qabtii yeedhay qoontii dhacdiyo, dogobadii qiiqaay❁Qudhac jabay sidiisii markii, qarankii loo tuuray❁Qamar dhacay qiyaas xumo markii, qoriga loo qaatay…
Aniga uun baa og.
Gabaygan waxaa tiriyey Abwaan Jaamac Cali Xirsi “Jaamac Murtisame” hilaadda miilaadigu markay ahay 15-04-2015. ❁In abeeso bahal hoose tahay, ruux ajalay baa og❁Anuu aar libaax aadun yahay, aan usta aqoonin❁Nin…
Geel jacaylka soomaalida iyo kaalinta suugaanta.
Ugu horraynta hor iyo dambysaba Koon abuuraha ayaa mahadsan naxariis iyo nabad gelyana korkiisa ha ahaato Nebigii Eebbe ee Muxammed (SCW). Suugaanta tafatiran ee Soomaaalidu waxa ay soo martay caqabado…
Saldanadihii Taariikhiga ahaa ee Soomaaliya.
Saldanadihii Taariikhiga ahaa ee Soomaaliya xiliyo kala duwan soo maamulay Soomaaliya waxay leedahay taariikh dheer oo qani ah oo ay ku xardhan yihiin boqortooyooyin iyo saldanado taariikhi ah kuwaas oo…