Haygu talo seegin.

Gabay Haygu Talo Seegin **Tabaallada aduunyadu beryahan, way is daba taale**Cashadii timaadaba wax baa, taargadoo jira’e**Dhalinyaradan toban toban u bixi, ee tahriibaysa**Tacliinta iyo diintina nacay ee, tubtii seegay **Saxarahana tooraha…

Samuhu waa guur.

Gabayga: Samuhu Waa Guur ❀Sirta nolosho qofkii rabow, samuhu waa guure ❀Saansaan hadaad muujisoo, saaka reer damacdo ❀Si wanaagsan yeel Eebe wuu ku siin, saamiga calafe ❀Sifo dhawra haween lagu…

Sharcigaan la sugi.

Gabayga: Sharcigaan La Sugi Gabaygan Abwaanku Wuxuu Tiriyey Maruu Arkay Rag Intay Wax Uun Soo Salsalaabaan Odhanaya Waanu Gabaynay. Abwaanka Oo Bayd gaabyadaas Saluugay Waxay Soo Cantatabayaan Ayaa Waxaa Uu…

Rati Qooqan.

Gabay Rati Qooqan **Rarran weeye caashaqu hadduu, ruuxa daashado’e**Cilmi inuu raqdiis dhigay malaha, waa run la ogaaye**Rafaadkuu Imacil la maray, raysan waa noqoye **Rubadiyo jidhku ka qabsadoo, rarayey maalmahane**Raxanreeb salkeed…

Guurdoon.

Gabayga: Guurdoon 1:Cabdilaahiyoow gabay hadaan galabta maansoodo2:Geraar hadaan kuu tirshoo gobo yar kuu sheego3:Guurdoon hadaad tahay asaad gacalo doonayso 4:Guri lagu negaadiyo hadaad ubad u guuxayso5:Iga gunud garaadow nin ragay…

Tayasiir.

Gabayga: Tayasiir **Tixda gabayga waayadan ka tegey tamalas keediiye**Tacab lumaya maantuu noqdaan tuuray qalinkiiye**Teeb uma garaaciyo murtida taawal xiisalehe**Nin waliba markuu tay xidhaan nacay tarkiisiiye**Maantana wax bay taabtayoo waan tawelayaye**Taariikh…

Dhool.

Gabayga: Dhool **Adduunyada intii aan dhulmaray dumara aan dheehday **Hal qof aan ku dhaaf sado maarag dhaban qurxooneey **Sidii dhool gu oo hooryoo dhibicda miisamey **Ama dhabarka geenyada shixnadan dheregna…

Golaha yaa keeni.

Gabayga: Golaha yaa keeni **Gugoo,daay cirkiiyoo godladay garab hilaacaaya**Guulaamdii roobka iyo fadad isgoynaaya**gale yuluxa jeegaan gudbana hogolsed keed gaadhey **Gayigoo barwaaaqaa dhulkoo geedo Iyo doogle**Geesiyo kagees jeexyadoo labada gawjooga**Guuyada lamaalaa…

Dib u eega.

Gabaygii: Dib u eega Curashadda gabaygan waxaa igu kalifay barnaamijyada horumarka Aadana ah adigoo daawanayaAyaa waxaan arkay barnaamij saamayn ku yeeshay dareenkayga ruuxiyeed kaa soo ahaaIn dalka China uu sameeyay/samaystay…

Geedi.

Gabayga: Geedi **Gonda wayne aarkuba wuxuu sebena gaajoodo **Gaaroodi qiiqliyo wuxuu ayda galasleeyo **Mar uun buu galoof naaxday Iyo goosan helayaaye **Markuu guudka kaga boodo oo micida gaadhsiiyo **Gudurkiyo markuu…

error: Halkan kaga boggo