Lix iyo toban hal.
Gabaygii: Lix iyo toban hal Faarax xuseen sharmake Nimanyahow danboow lam hadlo daa’imaan ahayeMa da’wayni waayelna waa la idani hayaaye Casho nool wax noo dalac bay ila duljogaan’eHadaa maanso ii…
Rabi igama daahin.
Gabayga: Rabi igama daahin Gabaygaan waxaa tirshay Faarax Xuseen Sharmaake ilaah naxaristii jano haka warabshee Waxuu abwaanku tirshay gabaygaan mar uu Safar ku tagay magaalada Siyeloow ee dalka Knya Sanadku…
Looma taag helo.
Gabaygii: Looma taag helo Gabaygan waxa tiriyay abwaan Xasan Xayle waxana ku kalifay nin la odhan jirey Aw-yuusuf ayaa ku yidhi waxaynu aadaynaa Sooomaaliya 1915kii si aad u guursatid gabadh…
Cabasho laasqoray.
Gabaygii: Cabasho laasqoray Gabaygan Xasan Xayle wuxu tiriyey 1955kii, xilli uu ka maqnaa Laasqoray mudo dheer isagoo ogaa Laasqoray oo magaala maarso weyn ah, markii uu kusoo noqdayna wuxuu la…
La isma Beensado.
Gabaygii: La isma Beensado Gabaygan Xasan Xayle wuxuu u tiriyey 1933 Maxamoud Maxamed Xamuurada iyo wiil walaalkiisa ahaa oo yar wuxuu soo baxay mudo hada laga joogo dhowr iyo lixidan…
Ilbaxnimo.
Gabaygii: Ilbaxnimo Gabaygan waxa tiriyey Alla ha u naxariistee Xasan Xayle, xilliyadii waxa ilbaxnimada la moodo inoogu horreysey 1929, dumarkuna bilaabeen socod xumada, ragguna bilaaabay Balwadda, , ayna soo baxeen…
Ma ogtahay.
Gabaygii: Ma ogtahay Gabaygan wuxuu ka mid ahaa gabayadii lagu dhigi jirey Iskuulada dhexe iyo Sare ee Soomaaliya, gabaygan wuxuu tiriyey isagoo jooga Laasqoray wuxuuna u tiriyey wiil u adeer…
Il kala qaad.
Gabaygii: Il kala qaad Gabaygan Xasan Xayle wuxu tiriyey xilligii dabaysha xornimadu bilaabantay , waxana uu maqlay heestii ahayd “ sida qaalin geel ama qayl dameer yaan layna soo qaban,…
Walaalkii nin dila.
Gabaygii:Walaalkii nin dila dirir sokeeyaa leh Gabaygan Abwaanku waxuu kaga hadlayaa.. dhibaatooyinka dagaalada lee yihiinqofku markuu akhristana wuu fahmayaa ujeedooyinka tixdan ku jira iyo halka abwaanku odorosayo waxuu yidhi:- Dagaalada…
Talo guur doon.
Gabaygii:Talo guur doon Waa gabay Dhalinyarada kula talinya xaga Guurka Abwaanku waxuu Yidhi:– Ga’da gabayga guuroowga iyo tirinta geeraarkaMa gorfeyninoo waayahaan waan ka gaabsadayeMa dhex galininoo guud ahaan gooyayoo nacayeHa…