Idabaaldaggay.

Gabay Reer Diini/Idabaaldaggay Gabaygan Ayax Dhawre waxuu marshay markii uu ka soo guuray Mudug oo Caabudwaaq iyo caro mareexaan u guuray. markaas baa rag u yimaadeen reer Bookh ah oo…

Quudhsi diid.

Gabaygan Ayax maxamed dhawre waxuu marshay mar wiil u dhalay sac lug ka jabshay dabadeedna qolyo cumar maxamuud reer Khalaf mag u qabsadeen Sacii,reerku qasheen maadaama sacu aanu socon karin,…

Askartii Ingiriiska.

Gabaygan waxuu marshay Abwaan Guuleed jucufo mid iidoor ah Askartii Ingiriiska ka mid ahaa lana odhan jiray cabdi Dhakhtar ayaa yidhi waan ku gabyi Isagoo la hadlaya Guuleed jucufo Kolkii…

Hawo been ah.

Gabaygii: Hawo been ah Hawada been ah Nuur Faaraxow hadaf OgaaddeeneDoqontaan xigaalkeed hagayn waa hawirantaayeHabi laawe maantana ka bayr hilinkii toosnaayeWaa kaas hillaacii u baxay hoday Majeerteene Harti waa lunshaa…

Amaanta  gabadhuu Jeclaa.

Gabaygii:Amaanta gabadhuu Jeclaa Warisay haween lama sinnide heer saraad tahayeHablaha dunida joogee nafluhu u hindisoonaayoEe guurka loo haybsan baad ugu horraysaaye Harar iyo Hawaash iyo galbeed tan iyo HaadaamoHaaraha Wajeer…

Abaartii 1975.

Gabaygii: Jaamac Dayuurad Abwaan Jaamac dayuurad baa markii Abaartii dhacday dabo-Dheer 1975 baa xaaskiisi ku eedaysay dhibaatada reerka soo gaadhay oo haarantay , markaas isna waa garaysan waayey waxa marwadiisu…

Muhiimada ay Waxbarashadu leedahay.

Muhiimadda:- Waxbarashadu waxay ina siinaysaa aqoonta aduunka ee nagu wareegsan oo aynu ku bedelno wax si ka fiican. Waxay nagu horumarineysaa aragtida ah inaad eegto nolosha. Waxay naga caawineysaa in…

error: Halkan kaga boggo