Ardo.

Gabaygii: Ardo Abwaan Cabi Saahid oo hada gabay qiimo leh ka tiriyey Nolosha iyo waayaha Aduunka is badalaya iyo sida marba xaajiyin cusuu soo baxayaan waxuu yidhi. Ustaad Maxamed iyo…

Muusanoow

Gabay: Muusanoow Waa gabaygii Muusanoow ee Cabdi saahid isagoo markaa la hadlaya reer tolkiis ayuu gabay u bidhaamiyey Abwaanku waxuu yidhi:- Ogaadeen macaankiyo intii, dhiigii laga miirtayMa dhawayn mas’uulkiyo intay,…

Xabaalo.

Gabay:XabaaloGabaygan Abwaanku waxuu tiriyey 1981 isagoo abwaanku meelo badan taabanaya xikmad dheeri ahna ku jirto Waxuu yidhi:- Haddii xaasid kula soo dago iyo, xeel ninkaa badiyaXuduud lagu heshiiyiyo haddad, xeer…

Gobtii.

Gabay: Gobtii Gabaygan waxaa tiriyey Abwaanka Doolo ka caan ka ah ee cabdi saahid gabaygan oo taabanaya meelo badan Waxuu yidhi:- Gobta silicday shacabkii la siray sahankii beenoobaySeerahan Salxaan sii…

Labo Guul.

Gabay:Labo Guu Gabay waxaa tiriyey Cabdi saahid Isagoo meelo badan taabanaya waxuu yidhi:- Odaygii gablamay iyo duqii, geela badan haystayEe gaano oomiyo horwayn, ceelka soo galiyeyGaankii Garlow Gube markii, Gooha…

Shamsada soo baxday.

Gabaygii:Turki Baan u Shoolaye Cidkale Shuufay Hadalkooda Gabaygan Waxaa Tirshay Abwaan Saciid Qamax mudo hada laga joogo 170 sano ka hor inta lagu qiyaasayo gabaygan waxaad tuducda ugu danbaysa ka…

Dekedaha.

Gabaygii: Dekedaha berbera Gabaygani waaa Amaan reer Caligeri uu ku amaanayo Samatar baxnaan waxuu ka sheekaynayaa taariikhdii ay ka soo galeen halgankii dheeraa ee gaalada iyo waxii la socday ay…

Samaan Geel.

Gabaygii: Samaan Geel gabygan wuxuu tilmaamayaa dhibta faraha badan ee laga soo maro dhaqiddageela. Wuxuu yidhi: Sool iyo kulaylkaan marshaa sabo ciriiryooneHalka doogga lagu saa’ilaan ugu saqaafaayeSodon bay u hoyataa…

Daraawiishta.

Gabaygii: Daraawiishta Dekedaha berbera Samater Baxnaan Gabaygani waaa Amaan reer Caligeri uu ku amaanayo Samatar baxnaan waxuu ka sheekaynayaa taariikhdii ay ka soo galeen halgankii dheeraa ee gaalada iyo waxii…

Dhamac la leefsii.

Gabaygii: Dhamac la leefsii Gabaygan Abwaanku waxuu tiriyey mar ciidan ingiriis soo abaabulay wax la laayey iyo wax kala firdhaday laga dhigay , maalintaas raga meesha waraabaha loo loogay waxaa…

error: Halkan kaga boggo