Baal baal.
BAAL-BAAL 1848 kii Ayaa waxaa Beesha Majeerteen dhaceen Fardo Sunaariya oo tiradoodu ahayd 1200 neef oo ay lahaayeen sadex da bahood “Bah majeerteen, Bah Idoor, iyo Bah Ogayslabe” ee Warsangeli.…
Shuruudaha Guurka: Fahamka Xeerarka, Dhaqanka, iyo Aragtida Diimeed.
Guurku waa mid ka mid ah tiirarka ugu muhiimsan ee nolosha bini’aadamka. Waa heshiis sharci iyo diinba leh oo ka dhexeeya laba qof oo go’aansaday in ay nolol wadaagaan. Si…
Jaceylka Beenta Ah.
Wakhtigan:- Jaceylka beenta ah waa mawduuc aad u xiiso badan oo xiiseynaya dadka inta badan ku nool bulshada casriga ah. Waxaa jira dad badan oo ku jira xiriirro aan dhab…
Taariikhda Kubadda Cagta Soomaaliya.
Ugu wanaagsan 2025ka Kubadda cagta waa ciyaarta ugu caansan Soomaaliya, inkasta oo ay la kulantay caqabado badan oo dhinacyo kala duwan leh. Waxaa jira kooxo taariikh leh, xeerar iyo sharciyo…
Fagaare Ka Hadalka Waxka Barro.
Sida Loo Hadlo Cashar yar Dhameystiran oo Tallaabo-Tallaabo Ah Hadalka waa mid ka mid ah xirfadaha ugu muhiimsan ee qofka bani’aadamka ah uu leeyahay. Waa habka ugu weyn ee aan…
Hindise.
Gabaygii: Hindise Haddii galinka maantii geed, hadh weyn aragto.Hindisuhuna uu kaaga go, haantan yara seexo.Oo qodax habaas iyo kud kude, lagugu hawsiiyo. Sow inaad habaartoo maryaha, ka hurguftaa maaha.Hogaankaan wacnayn…
Hanaan.
Gabaygii: Hanaan Geelaan hagaajinayay ee aan wada hore u qaadsiiyayEe aan hareeraha kamaray hawdna ka ilaashayEe aan hubsanayay ee tirada heel is kugu keenay Hurdo maan aqoon oo anigu waan…
Guda Ammuurtayda.
Gabay:Guda Ammuurtayda Gabayagan waxaa tiriyey Qamaan, waxuuna u diray reer sheekh cabdille oo u sii dhiibay Aw cumar isagoo maqlay in Afadiisi Barni sheekh cabdille laga furayo oo nin kale…
Xaajadaa.
Gabay: Xaajadaa Markii uu Qamaan Bulxan go’aanka ku gaadhay inuu duulaan afkiisa laga habaabay ku kiciyo nimankii afadiisii, Barni Sheekh Cabdille, dhacay uuna u hub uruursanayey in marka roobku da’o…
Guda Tashi.
Gabay:Guda Tashi Gabayagan waxaa tiriyey Qamaan, waxuuna u diray reer sheekh cabdille oo u sii dhiibay Aw cumar isagoo maqlay in Afadiisi Barni sheekh cabdille laga furayo oo nin kale…