Af-Gudhiye (Tixda Qafilan).
Gabayada nooca Hal-xidhaalaha ah ee caanka noqday kuna faafay bulshada Soomaaliyeed, waxaa ugu horreeya tixdii aadka u qafilnayd ee uu mariyey geeraarshihii weynaa, Faarax Caytame. Faarax wuxuu tixdan xikmadda badan,…
Gabayada nooca Hal-xidhaalaha ah ee caanka noqday kuna faafay bulshada Soomaaliyeed, waxaa ugu horreeya tixdii aadka u qafilnayd ee uu mariyey geeraarshihii weynaa, Faarax Caytame. Faarax wuxuu tixdan xikmadda badan,…
Kaydintii Akadimiyadda Afka iyo suugaanta ee Murti Tafatirkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed
Wax dhaaxaan dukaan buuxiyoo beeg u jiifsadaye Waayana horweyn baala dheer bookh ku foofsadaye Waayana badoow yaan ahaa beel u yeedhahe Waayana quraankaan bartoo buuni ku ahaaye Waayana askari baan…
Kaydintii Akadimiyadda Afka iyo suugaanta ee Murti Tafatirkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed
Jimicsigu maaha oo kaliya dhaqdhaqaaq jidhka ah, balse waa Maalgelin Qoto Dheer oo lagu maalgelinayo caafimaadkaaga iyo mustaqbalkaaga. Waa habka ugu gaaban ee qofku ku gaadhi karo guul dhinacyo badan…
Waa qayb cusub oo ka mid ah dersigii taxanaha ahaa ee summaddiisu ahayd: ‘Rag waa raggii hore, hadalna waa intuu yidhi.’ Waxaan maanta soo qaadanaynaa gabaygii “Qayb Libaax” ee uu…
Duullaankii Beerdhiga (1902) iyo Jabkii Swayne Dagaalkii Fardhidin ee dhexmaray Daraawiish iyo Ingiriis sannadkii 1901 ka dib, waxaa dhacay duullaankii lagu hoobtay ee loo yaqaannay Beerdhiga (1902). Beerdhiga wuxuu Daraawiishta,…
In kastoo aanu lahayn dawlad u xil-qabta oo aanay jirin hay’ado u xil-saaran, horumarkiisana lagala xisaabtamo, haddana afsoomaaligu wuxuu mudan yahay in sida loo dhaamo! Dhawr iyo sodon sano ayuu…
1. Dalkayaga dabeecooyinkii, Eebe ugu deeqay 2. Dulwareejis guud baan tilmaan, kugu dawaafsiine 3. Ila daawo gabaygaygan waan, kugu dalxiis gayne 4. Hanfi dab iyo duufaano maleh, ama diraac dheere…
· Cabdi Gorad garaadkii markuu gabayga saaraayey · Gablan talo adduunneey wuxuu ugu guraabaasay · Macnahuu ka gooraamayaan Biixiyoow galaye · Kol hadday garkaa iyo garkaa geesna qaban weydo ·…