Meerisyada dhaxaloobay (halqabsi) ee gabayda Cali Dhuux.
Doqonkii ogaadeen ahaa doolo laga qaadye. Alaahu akbar eedaanku waa kaa afkiyo beene Ashahaaday gaalkuba waase ehelu naarkiiye Uubo weysa waan kugu arkaa Agab salaadeede. Weyshaan u xiray reer Subeer…