Author:

"Abwaan Digeed waa Curiye Suugaaneed oo shaqadiisa ku saleeyay waayo-aragnimo qoto dheer oo uu u leeyahay Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Waa Haystaha Shahaadada Labaad ee Jaamacadda (Master's Degree), taasoo u sahashay inuu suugaanta u dhex galo cilmi iyo falanqayn sare. Gabayadiisa waxaa lagu yaqaannaa xigmad, falsafad, iyo qaab-dhismeed aan caadi ahayn, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah abwaanada ugu tayada sarreeya ee isku daray dhaqan iyo aqoon casri ah."

Gabayo Dhowr ah.

Maxamed Cabdullaahi Jibriil oo ku magac dheeraa Af-Durdur wuxuu ahaa gabayaa caan ah oo u dhashay beesha Gaadsan, Dir. Degaankiisuna wuxuu ahaa Qorraxeey iyo nawaaxigeeda. Wuxuu caan ku ahaa gabayga…

Dhurwaale.

Gabaygan taariikhdiisa oo dhan waxaad ka heli doontaa linkigan https://murtiyosuugaan.com/dhurwaale-iyo-kuwo-kale/ Kaydintii: Akadimiyadda Afka iyi Suugaanta ee Murti Qalinkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed

Cali Dhuux Daya.

Dagaal xun dabadii (Ama: kaddib), Geel Gafuure-Xume loo bixiyey ayuu Ogaadeen kasoo qaaday Isaaq iyo jilibyo Dhulbahante ah, xilliyadii ay socdeen dagaalladii Rayadka ee u dhexeeyey qabiilooyinkii Ingiriisku la socday…

Halxidhaale.

Camanje ayaa safar ku tagay Hargaysa. Niman Isaaq ah oo ay kaftan wadaag ahaayeen isuna gabyi jireen ayaa damcay inay dabin u dhigaan, oo ay meel dad badani isugu yimid—oo…

Namiimiye.

Camanje Yogol wuxuu ahaa gabayaa muctarif ah oo tixihiisu ku baaheen aadna looga xiiseeyo dhammaan degaanada Soomaalida Galbeed, kuwa Waqooyi iyo inta la ollaga ah. Sidoo kale Camanje wuxuu ahaa…

error: Halkan kaga boggo