Author:

"Abwaan Digeed waa Curiye Suugaaneed oo shaqadiisa ku saleeyay waayo-aragnimo qoto dheer oo uu u leeyahay Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Waa Haystaha Shahaadada Labaad ee Jaamacadda (Master's Degree), taasoo u sahashay inuu suugaanta u dhex galo cilmi iyo falanqayn sare. Gabayadiisa waxaa lagu yaqaannaa xigmad, falsafad, iyo qaab-dhismeed aan caadi ahayn, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah abwaanada ugu tayada sarreeya ee isku daray dhaqan iyo aqoon casri ah."

Gurracan.

Maansadda: Gurracan Maansadan gurracan waxaa ayadana curiyay abwaan Maxamed Dhagaafe Cilmi. Maansadan waxa ay ka hadlaysaa dhaqan guurka ku dhacay ummadda soomaaliyeed meelkasta oo ay caalamka ka joogto. Maansadan waxa…

Gododle Naagood

Gabayga: Gododle Naagood Gabaygaan waxaa curiyay Maxamed Dhagaafe Cilmi. Waa gabay garnaqsi iyo talo iskugu jira, waxaana uu kula hadlayaa qof dumar ah. Gabaygaan waxa uu abwaanku ku muujinayaa sida…

Guubaabo.

Gabayga:Guubaabo Gabaygaan waxaa curiyay Abwaan maxamed dhagaafe cilmi, Waxa uuna gabaygan soo baxay 11,02,2006 da gabaygaan waxa Uu abwaanku uga hadlayaa gefkii loo gaystay Rasuulkeenii sharafta badnaa Nabad iyo naxariis…

Sonkor-qubatay.

Gabayga: Sonkor-qubatay Gabaygaan Sonkor-qubatay waxaa curiyay Abwaan Maxamed Dhagaafe Cilmi. Abwaanku waxa uu ugu xogwaramayaa Siciid Barkhadle Xassan oo ah Sheikh Soomaaliyeed oo dagan waddanka Kanada iminkase kusugan wadanka Uganda.…

Xamse Gaanni.

Gabayga: Xamse Gaanni Gabaygaan waxa uu Maxamed Dhagaafe Cilmi u diray kadib markii loo soo sheegay dhalashada wiilka uu abtiga u yahay ee Xamse Gaanni oo ku dhashay wadanka ZambiaGabaygaan…

Igraan Gaanni.

Maansadda: Igraan GaanniMaansadan waxaa uu Maxamed Dhagaafe u diray gabar yar oo uu abti u yahay oo ayadu ku dhalatay magaalada Lusaka ee dalka Zambia waxaa gabadhaas lagu magacaabaa Igraan…

Midnimo.

Gabayga: Midnimo Gabaygaan waxaa uu la magac baxay Midnimo waxaana curiyay Abwaan Maxamed Dhagaafe Cilmi oo ku nool wadanka Uganda Waxaana Gabaygan soo baxay 21/8/2006. Gabaygan oo ah gabay Wadani…

Wadajir.

Gabayga: Wadajir Gabaygaan lamagac baxay Wadajir waxaa curiyey Abwaan Maxamed Dhagaafe Cilmi wuxuuna soo baxay 21/7/2005 ta. Gabaygaan oo ah gabay ka xogwarramaya Xaaladda dhabta ah ee ay maanta umadda…

Canaan.

Gabayga: Canaan Waxaa tiriyay Gabaygan Abwaan Maxamed Dhagaafe Cilmi Gabayga Canaan wuxuu ka mid yahay suugaanta faraha badan ee uu curiyay suugaanyanka da’da yar ee Maxamed Dhagaafe Cilmi, wuxuuna soo…

error: Halkan kaga boggo