Author:

"Abwaan Digeed waa Curiye Suugaaneed oo shaqadiisa ku saleeyay waayo-aragnimo qoto dheer oo uu u leeyahay Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Waa Haystaha Shahaadada Labaad ee Jaamacadda (Master's Degree), taasoo u sahashay inuu suugaanta u dhex galo cilmi iyo falanqayn sare. Gabayadiisa waxaa lagu yaqaannaa xigmad, falsafad, iyo qaab-dhismeed aan caadi ahayn, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah abwaanada ugu tayada sarreeya ee isku daray dhaqan iyo aqoon casri ah."

Cadrad

Cadradyahay adaan kaa calmaday, curub dhamaanteede. Caways iyo adaan kaaga go’ay, bilisba caynkeede. Cizo iyo waxaan kuu hayaa, caashaq aan gudhine. Adaan kuu culaa maanka iyo, Laabtan kuu cugane. Qalbigaad…

Madbac.

Cumaroow adaa iga mudnaa-maamintii gabaye, Adigaan muftaaxiyo xidhaha-kugu majeertaaye, Hayeeshee midhkaad beer i tidhi-way isu mirayaaye, Macaankiisa khaafiyada oo-loo miyirin’naayo Milgihiisu waa xulashadoon-kaa mugdi ahaane Midnimada intii loo tirshaa-ugu mugwaynaane…

Sarkaal.

Abwaan Ducaale Dheere wuxuu ahaa gabayaa ay maansadda isku hujuumi jireen Salaan Carabey. Gabayo badan oo is daba socda ooy isu tiriyeen ayaa jiray, midkan aan dhawrka beyd een wada…

Tahliishii Janno.

Gabaygii:Tahliishii Janno Gabaygan waxaa tiriyay Adan Gurey Maxamed Cabdille, waxuu gabaygu ka hadlaa markii Ay Adan da’ i ka dabo timid ayuu mariyay gabaygan Waxuu Yidhi:- Todobaatan iyo toban miyaan…

Xadro

Gabaygii: Xadro Abwaanku tixdan wuxuu mariyay 08-09-2023 Cabdi xaashiyoow seedi waa, timo la xiiraaye?Tola waa xiniiyaa la yidhi, taniyo xaataayeWaxba xoog’sigaygii aniga, ha ii xayaaysiine Gacalnimo hadaad xeerinoo, ii xinjiro…

Gabaygii: Heeryo Diid

Gabaygii: Heeryo Diid. Abwaan Jaamaca Cabdiqani Aadan wuxuu gabaygan tiriyay 13-Feb-2023 Xiligaas oo ku beegnaa maraaxil adag iyo guulo isku dhafan amin ayka bilowdeen Gobaladda SSC. Nuxurka siyo sidka gabaygana…

Sulub Gur.

Gabayga: Sulub Gur Waxaa tiriyay Abwaan Jaamac Cabdiqani Aadan “Jaamac Rain” Goortii xilaada Miilaadigu maraysay 03-Jan-2023kii. Dulucdana waxaad ka dhadhansan doontaa Meerisyada Tixda. Sengaa ururin hadal saari’waa same- garaadoowe,Nin doraato…

error: Halkan kaga boggo