Author:

"Abwaan Digeed waa Curiye Suugaaneed oo shaqadiisa ku saleeyay waayo-aragnimo qoto dheer oo uu u leeyahay Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Waa Haystaha Shahaadada Labaad ee Jaamacadda (Master's Degree), taasoo u sahashay inuu suugaanta u dhex galo cilmi iyo falanqayn sare. Gabayadiisa waxaa lagu yaqaannaa xigmad, falsafad, iyo qaab-dhismeed aan caadi ahayn, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah abwaanada ugu tayada sarreeya ee isku daray dhaqan iyo aqoon casri ah."

Maadays.

Sababta Gabayga iyo Ammaanta Maadays Xaaji Muuse Galaal wuxuu sheegay in sababta gabaygan loo tiriyey ay ahayd dhacdo cajiib ah: Nin Soomaali ah oo ka soo baxsaday Ingiriiska ayaa buntukhiisii…

Dadkii waxaan ku nacay.

Xirsiyow dadkii waxaan ku nacay ,waa damiinnimo eWuxuuba waan dufulo waalan aan, doocna garanayneDawadooda meeshay ka heli, deyiba maayaane Doqonniina keliyey u lumi, nimanka DaaroodeWaa niman ibleys duufsadee, dow ka…

Boga Daawad.

· Boga Daawad waataan lahaa, Bari ka soo dhiibeWaataan bidhaan quruxsaney, soo bojooy idhiyeWaataan baadi celiyoy lahaa, yeeyan baylihine · Barbar uga du’ waataan lahaa, buurta yey korineWaataan banuu diid…

Maraq-rog.

Gabayga la magac baxay “Maraq-rog” waxaa tiriyay Abwaan Jaamac Roob waa hal-abuur aad iyo aad u qiimo sareeya. Sababta oo ah, Abwaanku wuxuu si qoto dheer uga hadlayaa: Anigoo ah…

Akhrisku waa Aayad gaar ah.

GOGOL DHAADHEER: Iftiinka Akhriska iyo Dheelmashada Maansada Waxaa jira runnooyin qoto dheer oo aan cod ku tegin, ee kaliya lagu helo ruux fadhiisatay, qalinka qabsatay, oo ku dhuuxday gogosha aqoonta.…

Hiboda Ku Qarsoon Naftaada.

Maansadan, “Hibada ku Qarsoon Naftaada”, waa mid dhiirigelinaysa qof kasta, iyadoo ku wargelinaysa in qof walba uu leeyahay hibo u gaar ah. Hibadaas waa mid muhiim u ah nolosha qofka…

Afka Hooyo.

Bilawga iyo Qiimaha Afka Waxaan ku bilaabayaa Magaca Eebbe ee naxariistiisa guud u simay mid rumeeyay iyo mid aan raacinba. Naxariistiisa gaarka ahna u kali yeelay rumeeyihiisa iyo raacihiisa suuban.…

Baant-maan.

Qeexidda Maansada Magaca Maansadu waa Baante-maan, oo haddii aan sii micneeyo waxay noqonaysaa ‘Kii Maanka-quudinayay’, sida ka muuqata dulucda magaca Maansada. Magacani wuxuu tilmaamayaa qof koriya, kobciya, ama dhisa Maanka…

Abwaan Mudan.

Aminta dhalashada curinta Maansadani waxay ahayd sanad xusuus gooni ah iigu leh, kuna daabacan baalka dahabka ah ee Suugaantayda. Waa hilaada tirsiga miilaadigu markii uu marayay 2014-kii. Sidaan hore usoo…

error: Halkan kaga boggo