Shareecadu midkay shuuftay baad tahay.
Cali-Dhuux Aadan Gorayo wuxuu ahaa abwaan weyn oo si cad uga hor yimid halgankii Daraawiishta. Aragtidaas kala duwan darteed, Sayid Maxamed Cabdulle Xasan iyo Cali-Dhuux waxay yeesheen dhawr is-weydaarsi suugaaneed…