Author:

"Abwaan Digeed waa Curiye Suugaaneed oo shaqadiisa ku saleeyay waayo-aragnimo qoto dheer oo uu u leeyahay Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Waa Haystaha Shahaadada Labaad ee Jaamacadda (Master's Degree), taasoo u sahashay inuu suugaanta u dhex galo cilmi iyo falanqayn sare. Gabayadiisa waxaa lagu yaqaannaa xigmad, falsafad, iyo qaab-dhismeed aan caadi ahayn, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah abwaanada ugu tayada sarreeya ee isku daray dhaqan iyo aqoon casri ah."

Yaa dirsaday.

· Aniguna mudada doorka een ciidho diriraynay · Ogaadeenya cadawgii dafiyo daadufkii sirayey · Midna kama dabooline dirkaba wawga digay dhaaxe · Dabaalsiiyey hadal diiriyiyo sheekho duur xul ahe ·…

Yaa Kasbaday.

Abwaanka caanka ah ee Cabdullaahi Suldaan Tima-Cadde (Dhoodaan) wuxuu gabayga “Yaa Kasbaday” tiriyey horraantii 1978-kii. Abwaanku wuxuu aad uga xumaaday ka-bixitaankii gobolka Soomaali Galbeed markii ay ciidamadii Jamhuuriyadda Soomaaliya uga…

Wax-Akhris: Furaha Guusha.

Alle weyne waxa uu yidhi “ Wax ku akhri Nebiyow magaca Eebbe ee abuuray (khalqiga) (1), Dadkana ka abuuray calaq (2), akhri Eebbena waa kan sharafta lehe (3), ee dadka…

Saahid & Feetin.

Kani waa suugaan googoos ah oo ku saabsan Saahid Qamaan Cali, oo ahaa inan-la-yaal u ahaa Feetin Maxamuud Shirwac. Reerka Feetin ayaa la sheegay inay saluugsanaayeen gabadha lagu daray (oo…

Sinaan.

Gabaygii uu mariyay Dubbad Hiiraad iyo kii uu tiriyay Faarax Nadiif ee furay Silsiladdii Guba, waxaa xigay, oo geedkii ugaasku fadhiyey soo joogsaday Saahid Qamaan Cali, isagoo hor kacaya fardooleey…

Riwaayadihii Singub Alifay.

Riwaayadaha tirada badan ee uu alifay abwaanka caan ka ah ee Maxamuud Cabdullahi Ciise (Singub) intii uu ku noolaa dalka Soomaaliya iyo intii uu dibadaha joogayba waxaa ka mid ah:…

Daacad.

Kaydintii: Akademiyadda Afka iyo Suugaanta ee Murti Qalinkii & Tafatirkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed

Kaamil.

Kaydintii: Akademiyadda Afka iyo Suugaanta ee Murti Qalinkii & Tafatirkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed

error: Halkan kaga boggo