Riwaayadaha tirada badan ee uu alifay abwaanka caan ka ah ee Maxamuud Cabdullahi Ciise (Singub) intii uu ku noolaa dalka Soomaaliya iyo intii uu dibadaha joogayba waxaa ka mid ah:
1.) Xaajo Ugub I
2.) Xaajo Ugub II
3.) Abiil Ma le’
4.) Qabyo I
5.) Qabyo II
6.) Sagaalley
7.) Geedigaa ka Lumay
8.) Waa Maadays Adduunyadu Dadkuna way Matalayaan
9.) Qabrigii Jacaylka
10.) Xuudbaa Liqay Jacaylkii
11.) Xuskii Jacaylka
12.) Afrikaay Huruddooy
13.) Xorriyo Nin Gayaa ha Guursado
14.) Yaxaas Dhagaduub
15.) Isuma Qaddo
16.) La Mood Noqonse Wayday
17.) Afrikaay Boogahaaga Dhayo
18.) Ummad Wada Qorqodo ah baan Wax u Qeybi Leeyahay
19.) Geel Xero ka Didis
20.) Ninka Xiiqay ha Joogee Anaggaa Xusul Duubi
21.) Naga Guur
22.) Biifbaaf
23.) Saajin Afarre
24.) Inta ay Colaad Tahay bal u Kaadi Caashiqa
25.) Ninba Tacabkii Taloy kaa Maal (Gari Makaa Baxdaa)
26.) Ha isku Toosin Balaayo Cidday Taaban Allaa Oge
27.)Â Â Halkay Qoontu Taal Takhtarkii Qali Waa.
Kaydintii: Akademiyadda Afka iyo Suugaanta ee Murti
Qalinkii & Tafatirkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed