Skip to content

Aduunyada Nin Dhoofiyo

Adduunyada nin dhoofiyoNinkii deggan dhulkii hooyoNin dhargiyooNin dhoowr qadayAan dheef haynDheddigiyoo laboodbaaHawlii kama dhamaateeQof welibaa wixiii dhibayDhafoorkeey kutaallaaAnna dhaawacaygiiJacayl dhidibta aastaaLa dhaleeliyaayeJacaylkeedu dhuuxiyoLafaha wuu u… Aduunyada Nin Dhoofiyo

Qoraal

Bi,I waa qoraaloowMagacaygu waa qaafQawlkaygu waa weedhQiimahaygu waa basherQiasadaydu waa tiiQumanaan ka leexnayd,Qofnimada waxaan ahayQaaradani Afriik baanQar qarkeeda bariga ahHadba waxa l a ii qorayQuud… Qoraal

Gobanimo

Galad weeye hal abuurku aan ruuxna goynkarinegunno weeye dheeraadahoo guule bixiyaayegargaar iyo tacliin laguma helo oo lagadiwaaye Hadii aad gabyaa tahay hibada lagu gudoonsiiyaygasiin xeeladee… Gobanimo