Category: Abwaan Suusle

Dhidibalay.

Gabaygii: Dhidibalay Gabaygan waxuu mariyey Yusuf C.Suusle markii uu geeriyooday Allaha u naxariistee Adan Yusuf Ahmed (Adan carab) ayaa qolyo Iidoor ah yidhahadeen Odayadii gabyi jirey idinka dhinte oo gabyaa…

Raq iyo Haad.

Gabaygii: Raq iyo Haad Abwaanku gabaygan uu mariyey waa sarbeeb, hadafka guudna waa la garanayaa laakiin raga Awrka lagu sheegayo ama tilmaamaha kale midna Abwaanku ma sheegin cida ayyihiin Waxuu…

Sheritoon.

Gabaygii:Sheritoon gabaygan waxuu mariyey Abwaanku xaflad la isku yimid halkaasna gabay ka tiri la yidhi, deedna gabaygan soo socda buu mariyey waxuu Yidhi:- Hadii gabay nin shaacira inuu sheego laga…

Boocame 2.

Gabaygii:Boocame2 Gabaygan waxuu u mariyey shirkii BoocameII, isagoo markaa Abwaanku jooga Shaxda markaad Akhristaan baad fahmaysan ujeedada gabayga waxuu yidhi:- Gabay waa markuu beegan yahay baahi aragtiiseAna waxaan bal dhowraba…

Naylo Jaliye.

Gabaygii:Naylo Jaliye gabaygan Yusuf .C.Suusle waxuu mariyey mar Cigaal shir Adis-ababa lagu qabtay ka yidhi cidii naga soo horjeeda cirka ayaanu ku dubanaynaa.Abwaanku waxuu yidhi:- Nuxur maleh Cigaalow warkii nooga…

Hido-Raac.

Gabay: Hido-Raac Gabaygan Ina Suusle waxuu la socdaa gabayga la yidhaa Seyruuq. oo Cabdi baraar ba ka soo gabyey Carabta. Gabay la yidhaa “Hanbalyo”,taariikho been ka sheegaya dagaaladii ka dhaceen…

Seyruuq.

Gabay: Seyruuq, Gabaygan Ina Suusle waxuu jawaab u yahay nin la yidhaa Cabdi baraar ba ka soo gabyey Carabta. Gabaygiisuna ku saabsanaa dagaaladii ka dhacay Koonfurta, iyo siyaasada Waqooyiga soomaaliya.…

error: Halkan kaga boggo