Diqdaqaayib
Gabaygan waxaa tiriyey Ismaaciil Mire, xilligii laga guulaystey ciidanka daraawiishta, wuxuuna la hadalayaa hal uu lahaa oo la oran jirey Markab. Ismaaciil Mire isaga oo ku halqabsanaya hashaas ayuu tilmaamayaa…
Gabaygan waxaa tiriyey Ismaaciil Mire, xilligii laga guulaystey ciidanka daraawiishta, wuxuuna la hadalayaa hal uu lahaa oo la oran jirey Markab. Ismaaciil Mire isaga oo ku halqabsanaya hashaas ayuu tilmaamayaa…
Markabey dalkii waxa banaan inaadan dooneyneDugsi-kululo Doombiraley iyo degalkii Reer-weyneDarroorrimada laantii lahayd layku dacareeyeDiqda qaayib awrtana la daaq deeq Allaad sugiye Docmiyo Toomihii duri ahaa lagu dugaagowyeDooxii Xidh-weyniyo kufraa degay…
1) Guuguulayahoow haddaad gu’ga u ooyeysid2) Haddaad mooddey keligaa in uu gubayo jiilaalku3) Ama aad gabooyaha ku madhan gama’ la diidayso4) Giddigood addoomaha waxaa gaadhey nabar weyne5) Abaar gaag ma…
Waa gabay uu abwaanku isku difaacay mar ay haweenay u qabsatay wax Alla wixii godob ahaa ee ay Daraawiish ka tirsanaysay. Waxay ku eedaysay inuu col galaa-bixiyey oo uu qoyskeeda…
Wuxuu yidhi: Dabkaad hurisay Cali Aadanow dogobbadaad oogtay Dambaaburada aad ololisiyo dirirta guusheeda Maandhow Daryarey noogu timid dacawigaagiiye Inkastoo dalkii kala fog yahay hadalku soo duulye Dabaylaha xagaagii dhiciyo dowlahaa…
Annagoo Taleex naal, jahaad taladi soo qaadnayToddobaatan boqol oo Darwiish, togatay neef doorkaSayidkeennu tii uu na yidhi, torog ku heensaynnay Wareegada waxay uga tawalin, yaan wax kaa tegineSibraar caana geel…