Rag iskulaashaa.
Gabaygii:Leyliga lixaad lihi haween waa, luggoyn jiraye Laaqsi gabay Salaanow adaan, layli ku ahaannin,Aan laaqin mooyee murtida, laaxin ka idleynninOo weli la liicliicayaad, rag isku laashaayeLur baad kororsataa iyo inaad,…

Gabaygii: Hooyaale gabay waxuu gabaygan ku darsatey Guba. markii Salaano carabo gabayga ku soo buraanburtay buu gabaygan ka tirshay geed u hoos fadhiyey waxuu yidhi:- Hooyaale gabay waayadeer haabka kuma…
Hooyaale gabay waayadeer haabka kuma hayne In dhoweydba waataan ka hadhay himiladiisiiye Ma hawalinnin maansooyinkii igu habboonaaye Hoorri waliba goortuu tirshaan daayay hadalkiise Hayeeshee xaluun baan hurdada haatuf ii yimiye…