Category: Abwaan Cali Dhuux

Ragii.

Gabay: Waa Ragii Ingiriiska iyo Miirada la socotey baa Col weyn ku kicisay Caligeri. Geel badan laga qaaday markaas baa Nin reer hagar ah oo La odhan jirey Gaani Cali…

Waano.

Gabayga: Waano Gabaygan Waano waa gabay uu Cali-Dhuux ku waaninayo afadiisii oo uu sheegayey in masiibada ku habsatay beeshii Cali-Dhuux ka dhashay ay tahay uun mid xaga Eebe ka timid.…

Gar.

Gabaygii: Gar Gabaygan waxuu tiriyey Cali dhuux markii Maxamed cumar dage, ka gabyey Dilkii Xaaji Cumar ayaa Cali dhuux dareemay in aan lays mutuxin mar kasta ee la garaabo haddii…

Hamraday.

Gabaygii: Nin hamraday Cali dhuux ayaa haddana ku noqday gabaygii oo maanso gaaban kaga soo qayb galay Cali dhuux oo halkiisii hore ka miisaya guubaabintii iyo dagaal gelinta mar uuna…

Walaalayn.

Gabaygii: Daarood baan walaalayn lahaa Cali Dhuux Cali Dhuux waxuu soo bandhigayaa u jeeddada gabaygiisa, mar haddii eedayn diradire isaga laga deyn waayey iyada oo haddana maansahannada oo dhami wada…

Dan.

Gabaygii: Dan halkan waxaad ku arki doona inuu ka hanjabay dhiirigelintoodii uu rabana inuu faraha kala baxo wuxu-sheeggooda mar hadii colaad waxaan ahayn aanu ka korodhasan.cali dhuux wuxuu yidhi: Dan…

Dhankaan.

Gabaygii: Dhankaan ka hadlay Cali dhuux oo gabaygu ka xirnaa oo meel uu kaga qabto amr danbe la’ ayuu ugu furmay markii ay maxamed Fiin iyo qamaan bulxan isu jawaabeen…

Deleb.

Gabaygii: Deleb Cali dhuux iyo faacul oo wada kaftamayey baa faacuul ku yidhi caliyow ha gabyin, calina waxuu yidhi hadaan gabyi lahaa waxaan odhan lahaa: Goorey muddo ka soo wareegatay…

Cartan.

Gabaygii: Cartan Silsiladda Guba, waxaa bilaabay Cali-Dhuux Aadan. Ceel ceelasha Doollood ka mid ah oo “Cammuud“ la yiraahdo ayuu hal (geel) geeyey. Sida la sheegay, hashii baa loo waraabin waayay.…

Allahu Akbar.

Gabayga, Allahu Akbar. Cali Dhuux Aadan oo ahaa nin gabyaa caan ah, jihaadkii iyo halgankii gobonimo doonka ahaa ee Daraawiishta Sayid Maxamed Cabdille Xasan Hogaaminayey, kagana soo horjeeday Ingiriiska, Cali…

error: Halkan kaga boggo