Caanaha Qabow.
Gabay: Geella ah Geelyohow Qulciyo la isu diid qolalkii xaarnaayeKobtii qadowga laga daaqi jirey qoob la dhigi waayeQax baan kaaga soo waday dhulkay qadadu kuu tiile Waakaas qiyaamuhu ka dhacay,…
Gabay: Geella ah Geelyohow Qulciyo la isu diid qolalkii xaarnaayeKobtii qadowga laga daaqi jirey qoob la dhigi waayeQax baan kaaga soo waday dhulkay qadadu kuu tiile Waakaas qiyaamuhu ka dhacay,…
Cabdi Galayax Gabaygii : Laanderi Tunka ayl taleex iyo nugaal timira meshisaTaalada hargaysa iyo burciyo dacalka buuhoodleTariinaha jabuuti iyo intii taano laga gaaro Toga adari tuulada wardheer tan iyo laas…
Gabaygaan waxaa tiriyayay Cabdi Maxamed aw MaganOo ku magac dheer Cabdi Galayax sida aan ogsoonahay.Cabdi galayax waxuu inta badan ka gabyi jiray marxaladMarkaas taagan. gabygaan waxuu tiriyay abwanku.Asgoo kula hadlayo…
Gabaygii: Sade Gabayan waxuu Cabdi galayax marshay mar rag ogaadeen ka laayeen oo gabay uu ka marshay Waxuu yidhi:- Waxba yuu siyasada gildahan sahid ku ahaanSamay buu lahaa reer tollkey…
Gabaygan Cabdi Galayax waxuu marshay 1958 markii nabada la qaatay beelihii ku dagaalamayey Wardheer Nabadaas waxaa ka shaqeeyey Ergo uu soo diray Xaaji Diiriye oo Awrtable ahaa Markaas buu gabayna…
Gabayga: Ceelgaab Gabyagaa waxaa tirshay abwaanka Ween ee Cabdi maxamed aw magan Oo kumagac dheer Cabdi Galayax Waxuu Abwanku gabygaan tirshay 1957 waxuu yiri sidaan Ogaadeen hunguri baa diliyo, haabo…
Gabayga Jabraa’iil Gabygaan waxaa tirshay abwaanka ween ee Cabdi Maxamed Aw Magan oo kumagac dheer Cabdi Galayax abwaanku Waxuuu gabaygaan tirshay mar rag marexaan ah ee layeen ninman Majerteen ah…
Gabaygaan waax tirshay abwaanka ween ee Cabdi Maxamed aw magan.oo kug magac dheer Cabdi galyax waxuu tiriyay gabygaan abwaankuMar uu Khaliif Sh. Maxamud allah u naxristee ee uu gabay soo…
Gabaygii:Lix iyo Toban Hal Gabaygani waxuu tirshay Abwaanku , mar dad badan weydiiyeen waxuu gabayga iskaga daayey. markaas buu tirshay gabaygan isagoo xujo uga dhigaya weydiimihii badnaa waxuu Yidhi:- Awel…
Gabay:Ammaan-geel Gabaygan waxaa tiriyey cabdi galayax oo ah Abwaanada Soomalida kuwa loogu sacab tumo xaga Ammaanta geela iyo jeclaanta geela uu u qabo waxuu yidhi:- Haddaan baawar kama waayayee, bilo…